• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Senator Timacadde wuxuu si dadban u taageeray kala goynta Sooomaaliya – Puntland Publish

admin by admin
August 7, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa wax laga xumaado ah in Senator Timacadde Shirka ergada “Maakhir” ku tagay isagoo sheeganaya inuu metalayo maamulka SSC-Khaatumo.

Muqdisho ( Ra’yi ) — Khudbaddii uu Senator Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) ka jeediyay madashii ay ku kulmeen ergada Sanaag Bari (Maakhir) waxay ahayd khudbad muujisay meesha uu ka taagan yahay qarannimada Soomaaliya. Wuxuu si dadban u taageeray kala-goynta Soomaaliya. Wuxuu sheegay in lavatory baahan yahay khariidad cusub si meesha looga saaro dhulka uu maamulka Somaliland sheegto. Meesha lavatory marayo ujeeddadaas wuxuu Senator Timacadde ku tilmaamay samaynta maamul ay ku dhan yihiin dadka dega Sool, Sanaag, Togdheer, Nugaal iyo Bari.

Senator Timacadde wuxuu meel kaga dhacay halgankii dadka SSC-Khaatumo iyo Puntland u soo mareen difaaca dhulkooda oo ah hadda mid lahaanshihiisa uusan muran ka taagnayn. Tan kale, Senator Timacadde wuxuu sare u qaaday maqaamka goosasho-doonka waqooyiga oo hadda ay dowladda federaalku u aragto halis amni qaran (nationwide safety risk).

Sidee Senator Timacadde u sii meteli karaa dadka SSC-Khaatumo? Waxaa maamulka SSC-Khaatumo la gudboon inuu war-saxaafadeed ka soo saaro hadalka meel-ka-dhaca ah ee ka soo yeeray Senator Timacadde oo muddo-xileedkiisa senatarnimo ay ka hartay labo sano.

Waxaa wax laga xumaado ah inuu Senator Timacadde Shirka ergada Sanaag ku tagay isagoo sheeganaya inuu metalayo maamulka SSC-Khaatumo. Hadalka Senator Timacadde wuxuu ka dhigan yahay hadal lagu taageeray Heshiiska Isfahamka sharcidarrada ah dhexmaray Janaayo 2024 Muuse Biixi iyo Abiy Ahmed waayo wuxuu ahaa hadal xoojinayay sheegashada maamulka goosasho-doonka ahi sheegto dhulka SSC-Khaatumo. Senator Timacadde wuxuu si aan ka fiirsi lahayn u taageeray mowqifka Muuse Biixi sanadkii hore xilligan ku doodayay inuu dal gaar ah yahay xaq u leh inuu duqeeyo Laascaanood. Dadka SSC-Khaatumo waxaa la gudboon inay ka fiirsadaan dadka ay soo magacaabi doonaan doorashada soo socota si ay u metelaan heer federaal haddii kale waxaa soo baxaya dad la mid ah Senator Timacadde oo xuquuqda meesha laga soo xulay cadaw ku ah.

READ ALSO

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Source_link

Tags: dadbanGoyntakalaPostPuntlandSenatorSooomaaliyataageerayTimacaddewuxuu

Related Posts

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
Latest News

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

April 18, 2026
Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • ‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.