• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo booqday xarunta Interpol + Sawirro

admin by admin
August 9, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

LYON (SMN) – Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta booqday xarunta guud ee INTERPOL oo ku taala magaalada Lyon ee Dalka France.

Xoghayaha guud ee INTERPOL Secretary Common Jürgen Inventory ayaa ku soo dhaweeyay xaruntaan Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo wafdigiisa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xubin buuxda ka ah Booliska Caalamka ee INTERPOL, waxana Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed uu xoojinaaya xiriirka iyo taageerada wadankeena ee la dagaalanka Argagixisada, ka ganacsiga daroogada, tahriibinta Dadka iyo Hubka, Dembiyada abaabulan, burcad badeedka, Kalluumeysiga Sharci darada ah iyo fududeynta is-dhaafsiga xogaha dembiilayaasha caalamiga ah.

Labada dhinac ayaa is afgarad ka gaaray Sare u qaadista Xirfadaha Baarista Dembiyada, Isticmaalka Keydadka Macluumaadka INTERPOL ee kala duwan iyo iskaashiga howlgalada Booliiska Caalamiga ah ee INERPOL.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Source_link

READ ALSO

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

Tags: BooliskabooqdayciidankaInterpolSawirroSoomaaliyaTaliyahaXarunta

Related Posts

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026
Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
Latest News

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

March 9, 2026
Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
Latest News

Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit

March 8, 2026
Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company

March 8, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
  • Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
  • Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.