• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, March 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Xisbiga Himilo Qaran oo eedeyn culus u jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

admin by admin
August 10, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Xisbiga Himilo Qaran ayaa si weyn u cambaareeyay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadana cabashada dhalinyarada shaqo la’aanta ah.

Xisbigan oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha uu u gefay dhalinyarada Soomaaliyeed.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hadalka Madaxweynu uu dhiirri gelinayo in dhallinyaradu ay ka tahriibaan dalka

“Xisbigu wuxuu u arkaa in hadalka Madaxweynu dhiirri gelinayo in dhallinyaradu ka tahriibaan waddanka” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-

WAR SAXAAFADEED.

Xisbiga Himilo Qaran wuxuu aad uga xun yahay una canbaaraynayaa hadalkii aan munaasabka ehayn ee kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud kaas oo  uu ka jeediyay Masaajidka Madaxtooyada.

Madaxweynuhu wuxuu gef qayaxan kula kacay dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan gaar ahaan kuwa ku nool Muqdisho. Dhallinyaradu waxay ka cabanayaan, shaqo la’aan taasoo sababtay inay adkaato sidii dhallinyaradu ay ku heli lahaayeen nolosha aasaasiga ah ee qofku u baahan yahay, waana xaqiiqo aan la inkiri karin xaaladda guud ee dhaqaalaha waddanku meesha uu marayo.

Madaxweynaha iyo xukuumaddiisu waxay ku fashilmeen inay fuliyaan ballanqaadyadii tirada badnaa  ee madaxweynuhu dhallinyarada uu u sameeyay iyo dhammaan ummada Soomaaliyeedba oo ay ka mid ahyd shaqo abuurka, waxaana ayaan darto ah in  Madaxweynaha ay la noqotay in xalku ku jiro inuu dhallinyarada sharaftooda uu ku xad-gudbo oo ku sifeeyo wax aan u qalmin.

Xisbiga Himilo Qaran wuxuu u arkaa inaysan mudnayn dhallinyaradu in lavatory qaybiyo saddexda nooc ee Madaxweynuhu u qaybiyay. Dhallinyaradu waa mustaqbalkii dalka waana hantida ugu qaalisan ee waddankaani  leeyahay.

Xisbigu wuxuu u arkaa in hadalka Madaxweynu dhiirri gelinayo in dhallinyaradu ka tahriibaan waddanka. Waxaa  kaloo hadalka Madaxweynaha laga dheehanayaa in dhallinyaradu ay ku biiraan argagixisada, taas oo ka dhigan niyad jabin iyo mustaqbalka dhallinyarada oo mugdi la geliyo.

Xisbigu wuxuu usoo jeedinayaa Madaxweynaha inuu raalli gelin ka bixiyo hadalka jaa’ifada ah ee uu ku sifeeyay dhallinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynuhu waa inuu fahmaa shacabka dareenkooda ee uusan qiyaas ka qaadan oo kaliya xaaladdiisa dhaqaale iyo tan xukuumaddiisa oo kaliya.

Ugu danbeyn xisbigu wuxuu dhalinyaradda soomaaliyeed u soo jeedinayaa in ay laba jibaaraan dadaalka ay ugu jiraan hormarinta dalkooda iyo kaalinta ay ku lee yihiin dib u dhigiska dalka, una adkaystaan duruufaha adag ee ay ku noolyihiin. Xisbigu wuxuu u rajaynayaa dhalinyarada soomaaliyeed mustaqbal dhow oo ifaya.

DHAMMAAD.

Source_link

READ ALSO

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

Tags: culuseedeynHimilojeediyayMadaxweyneQaranSheekhXasanxisbiga

Related Posts

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

March 12, 2026
SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

March 12, 2026
Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
Latest News

Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York

March 12, 2026
Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle
Latest News

Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle

March 12, 2026
Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict
Latest News

Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict

March 12, 2026
President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates
Latest News

President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates

March 11, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
  • SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.