• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 20, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay hirgelinta Iskaashi xooggan oo dhinaca Amniga iyo difaaca ah – Puntland Publish

admin by admin
September 1, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa lagu sheegay in Kulankaasi diiradda lagu saaray sidii lavatory xoojin lahaa xiriirka iyo iskaashiga taariikhiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Masar.

“Labada Ra’iisul Wasaare ayaa ka wada hadlay arrimaha amniga, horumarka, ganacsiga iyo iskaashiga dhinacyada kala duwan leh” ayaa lagu yiri qoraalka Xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

“Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo xiriirka labada dal, isagoo hoosta ka xarriiqay in sii adkaynta calaaqaadka taariikhiga ah ay tahay mid muhiim u ah labada dal.”

“Wuxuu sidoo kale muujiyay sida ay muhiimka u tahay in la abuuro iskaashi xooggan oo dhinaca amniga ah, si lavatory wajaho caqabadaha iyo khataraha guud ee ka jira gobolka, gaar ahaan la dagaalanka kooxaha khatarta ah sida khawaarijta” ayuu sii raaciyay qoraalka.

Mudane Xamsa ayaa Masar uga mahadceliyey taageerada ay siiso, gaar ahaan deeqaha waxbarashada oo ay ka faa’iideystaan ardeyda Soomaaliyeed.

Dhankiisa, Ra’iisul Wasaaraha Masar, Mudane Mustafa Madbouly, ayaa carrabka ku adkeeyay in Masar ay diyaar u tahay in ay sii xoojiso taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, amniga, iyo arrimaha bulshada.

Wuxuu sidoo kale muujiyay sida ay Masar uga go’an tahay in ay sii wado deeqaha waxbarasho ee ay siiso ardayda Soomaaliyeed, taasoo qayb ka ah xiriirka soo jireenka ah ee labada dal.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

Tags: AmnigadhinacadifaacahirgelintaiskaashiiyoMasarPostPuntlandSoomaaliyawadahadlayxooggan

Related Posts

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
Latest News

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

June 20, 2025
Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
Latest News

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

June 20, 2025
Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu
Latest News

Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu

June 19, 2025
Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 
Latest News

Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 

June 19, 2025
Freedom Middle gears up for annual Juneteenth Jubilee Road Competition
Latest News

Freedom Middle gears up for annual Juneteenth Jubilee Road Competition

June 19, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
  • Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
  • Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.