• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 13, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Daacishta Soomaaliya oo Dahab ay ka heshay Soomaaliya dibadda u dhoofisay

admin by admin
September 13, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


MUQDISHO (SMN) – Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in saameynta iyo khatarta Daacishta Soomaaliya sii kordhaysay Saddexdii sano ee la soo dhaafay, iyadoo Kooxda oo ku fidaysa Africa ay heshay dhaqaale aad u badan oo intiisa badan kasoo galay canshuurta ay ka qaado ganacsiga magaalada Boosaaso, ee xarunta gobolka Bari.

 

Warbixin ay soo saartey Hay’adaha xasaradaha Caalamka ee ICG ayaa lagu sheegay in Daacishta Soomaaliya ay yeelanayso awood dhaqaale, iyadoo tan iyo 2022 soo gashay 6 million oo greenback. Lacagtan waxaa ku jirta mid ay Kooxda ka sameysay dahab laga qodey buuralayda gobolka Bari oo dibadda lavatory dhoofiyay.

Waxay warbixinta ICG intaas ku dartay in Daacishta Soomaaliya lacag u dirto kooxaha kale oo ururka kamid ah oo ka dagaalamka meel ka baxsan Soomaaliya, sida Mozambique iyo Koongo, taasoo dowlada Mareykanka ku tilmaantay khatar wayn oo ka dhan ah amniga bariga Africa.

Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Daacish Soomaaliya ay u dhaqmayso sida mid ka mid ah ururada ugu muhiimsan ee caalamiga ah ee Daacish, iyadoo door muhiim ah ka qaadanaysa maalgelinta howlgallada Daacish ee Afrika iyo Aasiya.

Tani waxay sare u qaaday suurtagalnimada in Daacishta Soomaaliya ay marayso wadadii Daacishta caalamka, oo looga adkaaday dagaalladii Suuriya iyo Iraq kasoo ifbaxday 2014. Mareykanka ayaa duqeyn kula eegtay hogaamiyaha Daacishta Soomaaliya C/qaadir Muumin bishii Could ee sanadkan buuraha Calmiskat ee gobolka Bari, laakiin lama xaqiijin inuu ku dhintay ama ka badbaaday.

Muumin oo dhawaan la sheegay inuu noqday hogaamiyaha ugu sareeya Daacish ayaa aas-aasay garabka ururka u qaabilsan Soomaaliya sanadkii 2015 kadib markii uu kasoo baxay Al-Shabaab. Maamulka Puntland ayaa dagaal kula jira labada kooxood oo saldhigyo ku leh buuraha gobolka Bari oo mudo sanado ay ay dagaalyahano ku tababarayeen, iyadoo la xakameeyay inay ku fidaan degaanno badan, sida ay saraakiisha amni ay sheegeen.



Source_link

READ ALSO

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Tags: DaacishtaDahabdhoofisaydibaddaheshaySoomaaliya

Related Posts

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

June 13, 2025
Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

June 13, 2025
Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
Latest News

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

June 13, 2025
Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 
Latest News

Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 

June 12, 2025
Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy
Latest News

Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy

June 12, 2025
2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod
Latest News

2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod

June 12, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
  • Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.