• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 20, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland iyo Galmudug oo si wadajir ah u go’aamiyay in Tiirka la geeyo qofkii dila qof kale – Puntland Submit

admin by admin
September 14, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta oo Sabti ah si wadajir ah u furay shirweynaha dardargelinta Nabadaynta Gobolka Mudug.

Shirka waxaa ka soo qayb galay Odeyaasha dhaqanka, Culimada, Ganacsatada, Dhallinyarada, Haweenka, Maamulka heer Gobol iyo degmo ee labada dhinac iyo mas’uuliyiinta labada gole ee Puntland iyo Galmudug.

Shirku intuu socdey waxaa lagu lafa-guray muhiimadda nabadda, wadda-noolaanshaha, Isdhexgalka bulshada, wax wada-lahaanshaha iyo faa’iidooyinka ku  jirta  guud ahaan Bulshada ku nool Gobolka Mudug.

Ugu danbayn waxaa shirka ka soo baxay war-murtiyeedkan  hoos ku xusan;

1. Shirku wuxuu soo jeediyey in si bilaa shuruud ah lavatory joojiyo dagaalka beelaha Dir iyo Shiikhaal islamarkaana dhakhso lavatory furo wada-hadaladii nabadaynta ee labada beelood.

2. Shirku wuxuu go’aamiyey in si deg deg ah dib loogu furo gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee Sacad iyo Leelkase.

3. Shirku wuxuu bogaadiyey dhammaan dedaalladii looga shaqaynayey nabadaynta Gobolka Mudug.

4. Shirku wuxuu garowsaday muhiimadda ay u leedahay nabaddu Horumarinta iyo wada noolaanshaha bulshada Gobolka Mudug.

5. Shirku wuxuu soo jeedinayaa in ay Hay’adaha garsoorka ee labada maamul ka wada shaqeeyaan dhacdooyinka labada dhinac saameynaya.

6. Si lavatory xoojiyo nabadda iyo badqabka muwaadinka, Shirku wuxuu soo jeediyey in wixii maanta ka danbeeya qofkii qof dila la horgeeyo ha’yadaha garsoorka si caaddaladda lavatory mariyo.

7. Shirku wuxuu farayaa odayaasha dhaqanka ee Gobolka Mudug in ay mudo 120 casho ah ku xalliyaan dhammaan kiisaskii hore u taagnaa ee caqabadda ku ahaa nabadda.

8. Shirku wuxuu go’aamiyey in dib lavatory howlgeliyo lana tayeeyo Guddigii Odayaasha dhaqanka ee labada dhinac ee ka shaqayn jirey nabadda Gobolka tiradoodana lagu soo koobo 30 xubnood, islamarkaana la dardargaliyo guddiyada kale ee Nabadda Gobolka Mudug.

9. Shirku wuxuu go’aamiyey in la tayeeyo lana dardageliyo howlgaladii dhanka amniga ee ay wadeen ciidamadii isku-dhafka ah ee Gobolka Mudug.

10. Shirku wuxuu go’aamiyey in si wadajir ah looga hor-tago dhammaan shaqaaqooyinka iyo ficilladda liddiga ku ah amniga iyo xasilloonida bulshada ku nool Gobolka Mudug.

11. Shirku wuxuu u xilsaaray fullinta qodabada ka soo baxay shirka, Guddiga Amniga  ee isku dhafka ah, Hay’adaha Amniga ee labada maamul iyo Guddigii Odayaasha dhaqanka labada dhinac ee ka shaqeeya nabadda Gobolka Mudug.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

Tags: dilaGalmuduggeeyogoaamiyayiyokalePostPuntlandqofQofkiiTiirkaWadajir

Related Posts

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
Latest News

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

June 20, 2025
Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
Latest News

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

June 20, 2025
Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
Latest News

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

June 20, 2025
Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu
Latest News

Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu

June 19, 2025
Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 
Latest News

Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 

June 19, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
  • Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
  • Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.