• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, February 14, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo si caadi ah ku soo laabtay kadib digniintii PSF – Puntland Put up

admin by admin
September 18, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo dhawaan jaah-wareer galay kadib digniin ka soo baxday Ciidamada PSF ayaa hadda caadi ku soo laabtay.

Diyaaradaha maxalliga ah iyo kuwa Caalamiga ah oo ay ku jiraan Daallo Airline iyo Ethiopian Airline ayaa dib u bilaabay duullimaadyadii ay ku imaan jireen garoonka diyaaradaha Boosaaso oo maalmo hakad galay kadib markii ay saamaysay digniintii PSF.

Maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Boosaaso Cabdixamiid Yuusuf Muuse oo hadal kooban la wadaagay warbaahinta ayaa sheegay in ay hadda si caadi ah u socdaan duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso.

“Garoonka xaaladdiisu waa daggan tahay waana shaqaynayaa sidiisi hore ayuu u shaqaynayaa wax culays ah ama wax dhib ahna hadda kama jiraan” ayuu yiri maareeye ku xigeenka garoonka diyaaradaha Boosaaso Cabdixamiid Yuusuf Muuse.

Taliska Ciidanka PSF ayaa dhawaan soo saaray digniin ku socota diyaaradaha Caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah oo ay uga digeen isticmaalka garoonka diyaaradaha Boosaaso kadib markii ay sheegeen in garoonkaasi cid gaar ah u xiran yahay.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

Source_link

Tags: BoosaasocaadidigniintiidiyaaradahaDuullimaadyadagaroonkakadiblaabtayPostPSFPuntlandsoo

Related Posts

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
Latest News

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

February 14, 2026
Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
Latest News

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

February 14, 2026
Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
Latest News

Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal

February 13, 2026
Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish
Latest News

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish

February 13, 2026
International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council
Latest News

International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council

February 13, 2026
Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed
Latest News

Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed

February 13, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
  • Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
  • Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.