• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 20, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Turkiga oo hannaan cusub u rogtay Wada-hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya – Puntland Submit

admin by admin
September 20, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Turkiga ayaa shaacisay hannaan cusub oo ay u wajahayso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii uu fashilmay wareeggii 3-aad ee wada-hadallada.

Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Hakan Fidan ayaa maanta sheegay in ay qorsheynayaan inay si kala gaar ah ula kulmaan Soomaaliya iyo Itoobiya, oo ay xal helaan kahor inta aan dhinacyada la isugu keenin si idiot ka idiot ah.

Isaga oo la hadlayey wakaaladda wararka dowladda ee Anadolu, Fidan ayaa sheegay in Turkey ay sii waddo in Soomaaliya iyo Itoobiya ula hadasho si heer wasiir iyo heer madaxeed ah.

“Intii aan isla dhinacyadii halkan u keeni lahayn wada-hadallo toos ah – kolayba si toos ah uma kulmi lahayn oo anaga ayey nala kulmi lahaayeen – waxaa ujeedku yahay in aan la sameyno xiriir mid mid ah, si ay isula meel-dhigaan mowqifyada, kadibna isu keenno dhinacyada marka ay mowqifyadooda meel isugu yimaadaan,” ayuu yiri Fidan.

Waxa uu intaas ku daray inuu rajo ka qabo in la helo xal maadaama ay dhinacyada ay “meel gaar ah isugu yimaadeen,” taasi oo qeyb ka aheyd wada-hadalladii Ankara.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans





Source_link

Tags: cusubdowladdahannaanItoobiyaiyoPostPuntlandrogtaySoomaaliyaTurkigaWadahadalladii

Related Posts

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
Latest News

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

June 20, 2025
Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
Latest News

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

June 20, 2025
Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
Latest News

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

June 20, 2025
Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu
Latest News

Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu

June 19, 2025
Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 
Latest News

Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 

June 19, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
  • Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
  • Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.