• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, February 8, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

admin by admin
October 3, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
16
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee haatan shirka ku leh gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga digay inay sameystaan muddo kororsi horleh, si uusan dalka uu gelin xaalad siyaasadeed oo horleh.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Khayre oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in madaxda shirsan looga baahan mas’uuliyad iyo inay ka fogaadaan muddo kororsi abuurayo khilaaf hor leh.

“Waxaan madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada ugu baaqayaa in ay masuuliyad iska saaraan samatabixinta dalka, danta guud ka hormariyaan dantooda gaarka ah, kana fogaadaan muddo-kororsi abuuraya khilaaf hor leh, xasillooni la’aan, iyo hubanti la’aan siyaasadeed, siina kala dhantaalaya midnimada iyo wadajirka dalkeenna iyo dadkeenna” ayuu ku yiri qoraal uu soo saaray Mudane Xasan Cali Khayre.

Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan:-

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho waxa uu ku soo aadayaa iyada oo dalku wajahayo hubanti la’aan siyaasadeed iyo duullaan shisheeye oo ay Itoobiya ku soo qaadday baddeenna.

Waxaan madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada ugu baaqayaa in ay masuuliyad iska saaraan samatabixinta dalka, danta guud ka hormariyaan dantooda gaarka ah, kana fogaadaan muddo-kororsi abuuraya khilaaf hor leh, xasillooni la’aan, iyo hubanti la’aan siyaasadeed, siina kala dhantaalaya midnimada iyo wadajirka dalkeenna iyo dadkeenna.

Sharciyaddu waa ruuxda dowladnimada, waxaana bixiya dastuurka dalka iyo sanaadiiqda doorashooyinka. Khibrad nagu filan ayaanna u leennahay cawaaqibta muddo-kororsi sharcidarro ah, kaas oo khatar ku ah geeddi-socodka dowladnimada, midnimada umadda, xasilloonida dalka iyo amniga qaranka.

Jidka kaliya ee maanta dalka iyo dowladnimada Soomaaliyeed u furan waa in laga fogaado muddo-kororsi hor leh, degdegna lavatory qabto doorashooyinka Dowlad-Goboleedyada oo waqtigoodu dhammaaday, lagana wada heshiiyo doorashooyinka Federaalka, si doorasho wadar-oggol ah oo lavatory dhan yahay ay dalka uga dhacdo Might 15, 2026.

Ugu dambeyntii, si lavatory samatabixiyo midnimada dalka iyo wadajirka ummadda, waa in xal waara lavatory helaa tabashooyinka Puntland, lagana qeybgeliyo geeddi-socodka dowladnimada iyo doorashooyinka qaranka, si looga fogaado wax waliba oo sii kordhin kara khilaaf, kala-shaki, iyo hubanti la’aan siyaasadeed.

Source_link

READ ALSO

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

Tags: digayinaykororsilehloogaMadaxdamuddoMuqdishosameystaanshirka

Related Posts

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
Latest News

Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff

February 7, 2026
Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
Latest News

Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce

February 7, 2026
Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
Latest News

Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games

February 7, 2026
Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up
Latest News

Buuq iyo sawaxan ka taagan xarunta baarlamaanka federaalka – Puntland Put up

February 7, 2026
Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia expresses deep solidarity with the individuals of Pakistan within the explosion that killed 31 and injured extra individuals – Somali Nationwide Information Company

February 7, 2026
NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe
Latest News

NISA oo Howlgal Bartilmaameed ah ku Burburisay Xarumihii Muhiimka ahaa ee Al-Shabaab ee Jubbada Dhexe

February 7, 2026

POPULAR NEWS

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

Somalia’s Ambassador to China Highlights Progress and Cooperation at eleventh World Peace Discussion board – Somali Nationwide Information Company

July 3, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Police deployed inside Somalia’s parliament amid structure standoff
  • Miami college students all abuzz about their unbeaten basketball workforce
  • Franjo von Allmen wins first gold medal of Milan Cortina Video games
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.