• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Bacaha Halka-Mar la Isticmaalo oo lagu gubay Muqdisho

admin by admin
October 9, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO, Soomaaliya (SMN)– Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa qabtay bacaha halka-mar la isticmaalo islamarkaana ku gubay magaalada Muqdisho, si ay u xoojiyaan amarkii ka soo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee looga mamnuucay guud ahaan dalka Soomaaliya.

Amarka Wasaarada Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka dhaqan galay Magaalada Muqdisho iyo Gobollada ayaa lagu mamnuucay  soo dejinta, soo saarista, ka ganacsiga, iyo isticmaalka bacahan.

Shirkadaha iyo ganacsatada Soomaaliya ayaa lagu boorinayay inay la yimaadaan fikrado cusub beddelli kara isticmaalka bacahan si lavatory ilaaliyo islamarkaana lavatory abuur degaan badqaba.

Bacaha halka-mar la isticmaalayo waxay si weyn saameyn ugu yeesheen muuqaalka iyo bilicda dalka iyagoo abuuray nadaafad-darro iyo bad-qab la’aan dhanka degaanka iyadoo xusid mudan in bacaha nuucan ay sidoo kale saameyn ku yeeshaan nidaamka biyo-mareennada, waxayna saameyntoodu gaartay ilaa webiyada. Qashinka inta badan la gubo waxaa u badan bacaha nuucan, waxaana ay sii daayaan solar halisteeda wadata. Sidoo kale, waxay khatar weyn ku yihiin xoolaha marka ay cunaan u keeni karta dhibaatooyin caafimaad.

Isagoo la hadlayay saxaafadda, Afhayeenka Ciidanka Booliska Cabdifataax Aadan ayaa sheegay in talaabo sharci ah la qaadi doono dadka ganacsada ama soo dejinaya bacahan. Wuxuuna sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay in laga wada shaqeeyo bad-qabka Degaanka islamarkaana lavatory hoggaasamo amarka Wasaarada Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ayaa bogaadisay howsha uu Taliska Booliska Soomaaliya ku xoojinayo mamnuucida bacaha halka-mar-isticmaalo.

Wasiirad Khadija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa weli dalka ka wada ololaha wacyigelin oo lagu barayo bulshada Soomaaliyeed khataraha deegaanka iyo midka caafimaad ee ay keeni karaan bacahan.

Wasiirad Al-Makhzoumi ayaa carabka ku adkeysay muhiimadda mamnuucidda bacahan, iyadoona xustay in ay qaadeen tallaabooyin wax looga wax weliba oo halis ku ah badqabka degaanka, waxaana ay ku boorisay dhammaan shirkadaha iyo ganacsatada inay la yimaadaan qorshe ka wanaagsan ka ganacsiga bacahan.

Go’aanka lagu mamnuucay bacahan wuxuu muujinayaa sida Soomaaliya uga go’an tahay ilaalinta deegaanka wuxuuna dalka ka dhigaya mid ka mid ah hogaamiyayaasha caalamiga ah ee dagaalka kula jira ka hortagga wasakhowga. Iyadoo laga wada shaqeynayo, bulshada waxay ka qayb qaadan karaan dadaallada nadiifinta iyo barnaamijyada wacyigelinta, iyagoo ujeedkoodu yahay in la abuuro deegaan nadiif ah oo caafimaad qaba oo ay ku noolaan karaan muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo jiilasha mustaqbalka.

Source_link

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Tags: BacahagubayHalkaMarIsticmaalolaguMuqdisho

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.