• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 13, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Danjire Jabriil oo furay bandhigga iyo isku-xirka Ganacsiga + Sawirro

admin by admin
October 18, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


NAIROBI (SMN) –  Boqolaal ganacsato ah, wakiilo ganacsi, dadka deegaanka iyo hogaamiyayaasha shirkadaha waaweyn ee Ganacsiga dalka Kenya ayaa isugu soo baxay madasha isku xirka ganacsiga ee ugu horeysay ee lagu qabto Xaafadda South C, Nairobi oo ah deegaank ay ku nool-yihiin dadka Soomaalida.

 

Munaasabadan oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa daahfuray Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle.

Madashaan ayaa ujeedadeedu ahayd in la kobciyo fursadaha isku xidhka iyo in la abuuro goob ay ganacsatadu ku ogaan karaan habab ay isu taageeri-katana uganda faa’iidaysqn karaan ganacsiga sii xoogeysanaya ee ka jira dalka Kenya.

Madashu waxa kale oo ay isu keentay goobtaas shirkadaha yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah (SMEs), wakiillada shirkadaha, iyo ganacsiyada maxalliga ah, iyaga oo siinaya fursad ay ku dhexgalaan, wadaagaan aqoonta, iyo sahaminta iskaashiga suurtagalka ah.

Ka soo qayb galayaasha waxaa ka mid ahaa saraakiil sarsare oo ka socday shirkadaha caanka ah sida Hass Petroleum, Stima Sacco, shirkadda tagaasida qaada ee Faras, Villa Kazi Dwelling, Gulf African Financial institution, KCB, iyo Absa Financial institution.

Dhowr qof oo hadlay ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leeyihiin madashaan oo kale, iyaga oo muujiyay awoodda kobaca dhaqaalaha ee South-C iyo guud ahaan gobolka Nairobi.

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in si joogta ah bathroom qabto madashaan oo kale si ay uga faa’ideystaan ​​ganacsatada deegaanka.

Waxa uu xusay in xaafada South-C ay ku tilaabsatay kobac la taaban karo, oo aan ku koobneyn dhanka ganacsiga, balse sidoo kale ay ku talaabsatay yeelashada hanti ma guurto ah, iyadoo ay socdaan mashaariic dhismo oo dhowr ah.

“Waa wax dhiirigelinaya in deegaankan South-C uu noqdo mid soo jiita indhaha maalgashayaasha ,” ayuu yiri danjire Jabriil.

“South C waxay noqonaysaa xarun ganacsi oo cusub, qaybta hantida ma-guurtada ahina manner kobcaysaa. Waxaan ku dhiirigaliyaa Ganacsatada Soomaalida inay sii wadaan guulaha ay ka gaareen ganacsiga .” Ayuu yiri Danjire Jabril

Safaaradda Soomaaliya ayaa wada qorshooyin lagu dhiirigalinayo Ganacsatada Soomaalida, Isla markaana lagu difaacayo difaacayo maalgashigooda.

Madashaan ayaa waxaa soo diyaariyay Hay’adda ASMALI media oo kaalmeysanaysa Ganacsatada deegaanka.



Source_link

READ ALSO

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Tags: bandhiggadanjirefurayganacsigaiskuxirkaiyoJabriilSawirro

Related Posts

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

June 13, 2025
Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

June 13, 2025
Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
Latest News

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

June 13, 2025
Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 
Latest News

Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 

June 12, 2025
Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy
Latest News

Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy

June 12, 2025
2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod
Latest News

2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod

June 12, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
  • Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.