• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, March 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Saddex ganacsato ah oo lagu dilay Muqdisho iyo sababta ka dambeysa

admin by admin
October 28, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO (SMN) – Illaa sadex ruux oo ganacsato ahaa ayaa maanta lagu dilay agagaarka iskuulka Axmed Gureey oo ku yaalla degmada Daaru-salaam ee gobolka Banaadir.

Sadexda qof ayaa waxaa lagu dhex dilay dukaamadii ay lahaayeen xilli ay ku guda jireen howlahooda shaqo.

Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay gaysteen dilkan, kuwaasi oo toogtay ganacsatadan, kadibna baxsaday.

Ganacsatada la dilay ayaa la sheegay in ay u xirneed Kaamiradda CC Television oo ay ku amartay dowladda in ay xirtaan, hadii kalena tillaabo laga qaadayo si bathroom sugo amniga caasimada.

Geesta kale waxaa barbar socoda amarka dowladda hanjabaada Al-Shabaab ee ah in ay beegsanayaan ganacsatada ku dhiirata in ay xirtaan kaamirooyinka wax basaasa.

Ciidamada amaanka dowladda ayaa goobta gaaray, kuwaas oo howlgalo ka sameeyay halka falka uu ka dhacay ee agagaarka iskuuka Axmed Gureey ee Degmada Daaru-salaam.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay qabteen rag la tuhunsan yahy in ay ku lug lahaayeen dilka dhacay inkastoo illaa haatan aysan jirin warfare rasmi ah oo kasoo baxay hay’adaha amniga.

Xaalada aaga ay wax ka dheceen ayaa hadda ah mid kacsan iyadoo la tilmaamayo in ay jiraan ganacsiyo albaabada la’isugu dhuftay.

Source_link

READ ALSO

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

Tags: dambeysadilayganacsatoiyolaguMuqdishosababtasaddex

Related Posts

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026
Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
Latest News

Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor

March 9, 2026
Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
Latest News

Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee lagu muransan yahay – Puntland Submit

March 8, 2026
Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Data Minister, UNDP Consultant Talk about Media and Improvement Cooperation – Somali Nationwide Information Company

March 8, 2026
Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi
Latest News

Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi

March 8, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
  • Mojtaba Khamenei, son of Iran’s late supreme chief, named his successor
  • Reds identify Andrew Abbott as staff’s beginning pitcher for Opening Day
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.