• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 13, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Guddiga doorashada Somaliland oo ku dhawaaqay struggle ku saabsan hannaanka shaacinta natiijada doorashooyinka – Puntland Put up

admin by admin
November 15, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in sanaadiiqda cododka la geeyay degmooyinka oo la soo geba-gabeeyay tirinta cododka ee goobihii laga dhiibtay Cod-bixinta.

Guddiga ayaa ka digaya natiijooyin aan sugnayn kana soo bixin iyaga oo lagu baahinayo baraha bulshada. Muuse Xasan, guddoomiyaha guddiga ayaa ku baaqay in dadku ay is dejiyaan kana struggle sugaan natiijada doorashooyinka oo ay guddigu soo saari doonaan marka la dhameystiro tirinta codadka.

Guddiga dooshada, ayaa waxaa la sheegay in uu aad u xaddidayo in xubnaha wakiillada ka ah xisbiyada ee la socda cododka laga soo tiriyay goobaha inay bixiyaan wax la xiriira xogta cododka la dhiibtay.

Waxaa la arkay in xisbiga Waddani uu ka hortago taageerrayaasha iyo xubnaha sare in ay bixiyaan wax hadal ah oo la xiriira cododka la tiriyay, taasi oo ay dheertay in si ka badan labada xisbi ee kale inuu Waddani ka hortagayo in dabaal-deg waqti hore ah ay sameeyeen taageerrayaasha iyo xubnaha xisbiga.

Qiyaasaha illaa hadda soo baxaya waa in codod badan lagu kala guuleysanayo, waxaa sidoo kale badan surtagalnimada doorashada ay ka soo bixi karto natiijo ay ka dhalan karto isbeddelo aan horey bathroom qiyaasin.

Muddo toddobaad ah ayay qaadan doontaa in lagu dhawaaqo natiijada sida uu qabo xeerka u yaalla guddiga doorashooyinka Somaliland, markaasi oo ku beegan 21-ka bishaan November, wallow ay soo baxayso suragalnimada in la heli karo natiijada waqti hore.

Halkaan ka daawo warka guddiga

PUNTLAND POST

READ ALSO

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: dhawaaqaydoorashadadoorashooyinkaguddigahannaankanatiijadaPostPuntlandsaabsanshaacintaSomalilandWar

Related Posts

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit

June 13, 2025
Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

June 13, 2025
Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
Latest News

Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad

June 13, 2025
Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 
Latest News

Somalia’s president inspects Turkish oil exploration vessel following profitable survey 

June 12, 2025
Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy
Latest News

Chicago to have fun Pope Leo XIV with mass at White Sox Stadium on Saturdasy

June 12, 2025
2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod
Latest News

2 our bodies discovered on lacking fishing boat off Cape Cod

June 12, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Madaxweyne Deni oo ku maqan dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto Garoowe – Puntland Submit
  • Three Somali Fishermen Rescued After Months Misplaced at Sea, Welcomed Residence in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Dowladda Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Hindiya Kadib Shil Diyaaradeed oo Ka Dhacay Ahmedabad
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.