• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 20, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dagaalyahano ajnabi ah oo Bariga Dhexe ka yimid oo ku biiray Daacishta Somalia

admin by admin
November 23, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


BOOSAASO (SMN) – Warbixin cusub oo todobaadkan ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka digtay in dagaalyahanno ajnabiah oo ay ku jiraan kuwa kasoo jeeda qaarkooda dalalka Bariga Dhexe, ay ku biireen Daacish-ta Soomaaliya.

 

Tirada dagaalyahannada shisheeye ee ku biiraya Daacish-ta Soomaaliya ayaa sii kordhayay mudooyinkii dambe, iyadoo Qaramada Midoobay ku tilmaantay qulqulka ajaaniibta ee soo gaaraya dalka ay khatar wayn ku tahay amnigiisa. Tirada Daacishta ku sugan Soomaaliya ayaa lagu qiyaasay 600 illaa 700 oo dagaalyahan.

Warbixinta waxay soo bandhigtay in Dagaalyahanada ajnabiga ay kasoo galaan dalka dhanka Puntland iyagoo isticmaalaya marinnada badda iyo dhulka, waxayna tagaan dhulka buuralayda gobolka, oo saldhig ay ku leedahay Daacish.

Dagaalyahannada ajnabiga ah  ayaa la sheegay in ay kor u qaadeen awoodda kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Ilo-wareedyo sirdoon ayaa ku tilmaamaya dhaq-dhaqaaga Daacish ee buuraleyda Cal-Miskaad ee Puntland, inuu ku yimid isbeddel xooggan.

Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in inta badan dagaalyahanada ajnabiga ay ka yimaadaan Syria, Yemen, Ethiopia, Sudan, Morocco iyo Tanzania. Waxaa ku jira tababarayaal ka yimid qaybo ka mid ah Bariga Dhexe.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay bishii hore in awoodda Daacishta Soomaaliya ay korortay laba jibaar sannadkii la soo dhaafay.

Warbixintu waxay xaqiijisay in hoggaamiyihaha Daacishta Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin, oo ka badbaaday duqeyn diyaaradaha Mareykanka la eegteen bishii June ee sanadkan, bathroom dalacsiiyay madaxa agaasinka guud ee kooxda Daacish, “isagoo kaalin hoggaamineed ka galay xiriirka kooxaha Daacish ee Afrika.

Garabka Daacish ee Soomaaliya ayaa waxaa C/qaadir Muumin uu ku aas-aasay buuraha gobolka Bari sanadkii 2015, waxaana kooxdiisa ay dhaqaalaha ahaan ku tiirsan tahay canshuurta ay ka qaado ganacsiga magaaladda Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiil amni.



Source_link

READ ALSO

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

Tags: ajnabiBarigabiirayDaacishtaDagaalyahanodhexeSomaliayimid

Related Posts

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
Latest News

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

June 20, 2025
Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
Latest News

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

June 20, 2025
Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
Latest News

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

June 20, 2025
Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu
Latest News

Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu

June 19, 2025
Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 
Latest News

Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 

June 19, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
  • Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
  • Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.