• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, June 20, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madax kala duwan oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab – Puntland Submit

admin by admin
December 3, 2024
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee dowladda Puntland hadana ka tirsanaa Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ku geeriyooday dalka Turkiga magaalada Istanbul.

“Allaah ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Dowladda Puntland, hadana ahaa senator ka tirsan Aqalka Sarre ee Soomaaliya, Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo geeriyooday, wuxuu ahaa masuul usoo shaqeeyay dalka iyo dadkaba, isagoo ka mid ahaa aasaasayaaahii Puntland isla markaana xilal kala duwan soo qabtay.”

“Waxaan geeridiisa uga tacsiyadeynayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday. Marxuumka Allaah ha u danbi dhaafo inagana samir iyo iimaan Allaah ha inagasiiyo” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Dhinaca kale, geerida marxuumka waxa ka tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Guddoomiye Ku xigeennada Aqalka Sare, hab-dhowraha, Senatorrada, Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare iyo dhammaan howl-wadeennada Aqalka Sare.

Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab wuxuu muddo dheer u soo adeegayey shacabka Soomaaliyeed, isaga oo kaalin wanaagsan ku lahaa dowlad-dhiska Soomaaliya, wuxuu ahaa aqoonyahan, waddani,  xilal kala duwan ka soo qabtay dalka ooy ka mid ahaayeen Madaxwayne ku xigeenka Puntland, Wasiirka Maaliyadda Puntland, iyo haatan uu ahaa Sentor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ugu danbayntii, Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii, iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab waxaana uu xusay in marxuumku uu door wanaagsan ka soo qaatay dowlad-dhiska iyo siyaasadda dalka, isagoo si hagar la’aan ah ugu adeegay shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

Tags: CaliduwanGaagaabgeeridakalaMadaxmarxuumMaxamedPostPuntlandSenatortacsiyeeyayYuusuf

Related Posts

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
Latest News

Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway

June 20, 2025
Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
Latest News

Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans

June 20, 2025
Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
Latest News

Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit

June 20, 2025
Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Embassy in Turkey Facilitates Evacuation of Residents from Iran Amid Rising Tensions – Somali Nationwide Information Company

June 20, 2025
Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu
Latest News

Somalia Concludes 4-Day Nationwide Consultative Convention in Mogadishu

June 19, 2025
Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 
Latest News

Somaliland president discusses protection and safety cooperation with US delegation 

June 19, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Israel and Iran launch new strikes at the same time as diplomatic effort will get underway
  • Florida 1800s dwelling threatened by freeway plans
  • Struggle-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Villa Somalia abaabushay ee magaalada Muqdisho – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.