• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, February 14, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada difaaca Puntland oo jiho kasta ka go’doomiyay Argagixisada Daacish – Puntland Put up

admin by admin
January 7, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa jiho kasta ka go’doomiyay buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari oo ay dhuumaalaysanayaan Argagixisada Daacish.

Warbixin kooban oo ka soo baxday Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamadu isku fidiyeen islamarkaana jiho kasta kaga yimaadeen buuraleyda Calmiskaad oo ay ku dhuumaalaysanayaan kooxaha Daacish.

“Ciidamada ayaa isku fidiyey deegaannada ku teedsan buuralayda Calmiskaad, iyagoo jiho kasta kaga yimi bartilmaameedka ay ku dhuumaalaysanayaan Argagixisada Daacish” ayaa lagu yiri Warbixinta ka soo baxday Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee dowladda Puntland.

“Ciidanka Difaaca Puntland ee Daraawiishta oo ku guda jira Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa hadda  hawlgalo Amni kawada deegaanka Xamure iyo deegaannada ku hareeraysan ee gobolka Bari” ayuu sii raaciyay Qoraalka.

Saraakiisha hoggaaminaya Hawlgalkaasi ayaa kulamo wacyigelin ah oo ku saabsan wadashaqeynta Ciidanka iyo Shacabka la yeeshay dadka degaannadaasi, waxayna  la wadaageen digniinta ah in wixii dadka degaanka ah ay haystaan fursadii ugu danbeysay ee ay kaga soo bixi karaan Argagixisada.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

Source_link

Tags: ArgagixisadaCiidamadaDaacishdifaacagodoomiyayjihokastaPostPuntland

Related Posts

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
Latest News

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

February 14, 2026
Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
Latest News

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

February 14, 2026
Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
Latest News

Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal

February 13, 2026
Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish
Latest News

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish

February 13, 2026
International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council
Latest News

International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council

February 13, 2026
Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed
Latest News

Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed

February 13, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
  • Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
  • Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.