• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, April 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo ka warbixisay qoys dhan oo duqeyn diyaaradeed lala beegsaday – Puntland Submit

admin by admin
January 28, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Buuraha Calmiskaad oo kor laga sawiray

Guddoomiyaha magaalada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe) ayaa markii u horraysay maanta ka warbixiyay duqeyn diyaaradeed oo fiidnimadii xalay ka dhacday degaanka Sixna ee degmada Qandala, taasi oo lagu beegsaday qoys dhan oo reer miyi ah.

Guddoomiye Axmed Khuurshe oo faahfaahin ka bixiyay dhacdadaasi ayaa sheegay in bathroom xaqiijiyay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca lix kale oo dhammaantood hal qoys ah, kaddib markii fiidnimadii xalay duqeyn lala beegsaday reerkaasi oo degganaa miyiga degaanka Sixna oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari.

“Marka kowaad waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa qoyskii dhibaatadu ka soo gaartay duqeyntii xalay oo la sheegay afar dhimasho ah iyo lix dhaawac ah inta aan warbixinta ku hayno, waxaan leenahay wixii dhintay ilaahay ha u naxariisto, wixii dhaawac ahna ilaahay ha u booga dhayo” ayuu yiri guddoomiyaha degmada Qandala ee gobolka Bari, Axmed Yuusuf Maxamed (Khuurshe).

Guddoomiye Khuurshe oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan guutada Gantaal ee ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa sidoo kale baaq u diray shacabka deggan miyiga degaannada ku teedsan buuraha Calmiskaad ee uu ka socdo hawlgalka lagu beegsanayo kooxaha Argagixisada ah ee Daacish.

“Waxaan u sheegaynaa mar kastana ku soo celcelinaa dadka reer Qandala ee jooga meelaha dagaalladu ka socdaan ee nimankaasi Xagjirka ah ku dhuumanayaan in ay goobahaasi isaga fogaadaan oo yimaadaan tuulooyinka iyo degaannada dowladdu gacanta ku hayso, wixii maanta inagu dhacay waa nagu dhaceen balse mar danbe si aysan u soo noqon” ayuu sii raaciyay hadalkiisa guddoomiyaha Qandala.

Dhinaca kale, kama uu hadal cidda leh diyaaradaha dagaalka ee fuliyay duqeyntii lala beegsaday qoyska reer miyiga ah, balse wuxu tilmaamay in duqeymo ka dhacayaan degaannada lagu tuhmayo kooxaha Argagixisada ah ee Daacish, si bathroom soo afjaro.

PUNTLAND POST

READ ALSO

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

Source_link

Tags: beegsadaydhandiyaaradeedduqeynlalaPostPuntlandqoyswarbixisay

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

April 17, 2026
Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
Latest News

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

April 17, 2026
Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
Latest News

Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland

April 16, 2026
US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space
Latest News

US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space

April 16, 2026
Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict
Latest News

Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict

April 16, 2026
Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish
Latest News

Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish

April 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
  • Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
  • Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.