• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, April 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo bilowday in ay dalkoodii dib ugu celiso dhammaan Soogalootiga Itoobiyaanka ah – Puntland Submit

admin by admin
January 29, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada Amniga Puntland oo fulinaya go’aankii ka soo baxay dowladda ee ku saabsanaa in aysan degaannada Puntland sii joogi karin ajaanib sharci la’aan ah ayaa maanta bilaabay in ay dib dalkoodii ugu celiyaan soogalootiga Itoobiyaanka ah.

Soogalootiga Itoobiya u dhashay, oo aan sharciga haysan ayaa saakay gaadiid xamuul ah laga saaray magaalada Garoowe, si loogu celiyo dalkooda, kaddib markii ciidamada Amniga Puntland ka ururiyeen magaalooyinka waaweyn, si looga hortago in ay ku biiraan kooxda Argagixisada ah ee Daacish.

Ciidamada Ammaanka ayaa Todobaadkan bilaabay raafka dhammaan ajaanibta sharci la’aanta ku joogta degaannada Puntland, kaddib go’aankii ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ee lagu sheegay in Laga bilaabo 25 Janaayo 2025 aysan degaanna Puntland joogin karin ajaanib sharci la’aan ah, islamarkaana aan guri laga kirayn karin wax shaqo ahna la siin karin.

Wasaaradda Amniga Puntland oo dhaqangelinaysa go’aankii ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa sidoo kale sheegtay in aysan gebi ahaanba xuduudaha Puntland soo geli karin ajaanib sharci la’aan ah, waxaana ay ku amartay cid  kasta oo ay u shaqeeyaan ajaanib in ay mudda 72 saac gudahood ah ku soo diiwaan-geliyaan, si lavatory hubiyo aqoonsigooda.

Go’aanka ajaanibta looga saarayo Puntland ayaa soo baxay Todobaadkan, kaddib markii ciidamada Amniga Boosaaso ku toogteen nin ajnabi ah oo qaraxyo ku aasayay bartamaha magaalada, kaddibna gacanta lagu dhigay shabakad ajaanib ah oo ka tirsan kooxaha Daacish, kuwaasi oo abaabulayay in ay weerarro argagixiso ka fuliyaan goobaha shacabku ku badan yihiin ee Boosaaso.

PUNTLAND POST

READ ALSO

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

Source_link

Tags: bilowdaycelisodalkoodiiDhammaandibItoobiyaankaPostPuntlandSoogalootigaugu

Related Posts

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
Latest News

President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance

April 17, 2026
Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
Latest News

Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days

April 17, 2026
Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
Latest News

Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland

April 16, 2026
US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space
Latest News

US Navy veteran charged after spree of lethal assaults in Atlanta space

April 16, 2026
Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict
Latest News

Pakistan mediates US-Iran talks amid Center East conflict

April 16, 2026
Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish
Latest News

Soomaaliya oo cambaaraysay Israa’iil – Puntland Publish

April 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Mohamud Executes Excessive-Degree Summit with President Erdoğan in Istanbul to Solidify Strategic Useful resource Alliance
  • Puntland warns of political uncertainty as Somali president’s time period set to finish in 30 days
  • Somalia condemns Israel’s appointment of ambassador to Somaliland
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.