• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, August 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Deni oo si faahfaahsan uga warbixiyay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad – Puntland Submit

admin by admin
January 30, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad ku saabsan bandhiga wejiga labaad ee dagaalka Ciribtirka Argagixisada oo Boosaaso lagu qabtay ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dagaalka Ciidamada Puntland kula jiraan mileeshiyaadka Daacish ee ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari.

Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni oo ka warbixinayay Hawlgalkaasi ayaa sheegay in Ciidamada Puntland si buuxda ugu guulaysteen wejigii kowaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish ee ka dhacay buuraha Calmiskaad, kaddib markii kooxda laga saaray godadkii iyo difaacyadii ugu adkaa ee buuraha, lana fashiliyay dhammaan isku dayo ay ku raadinayeen in ay ciidamada iska caabiyaan.

Madaxweyne Deni, oo ciidamada ku bogaadiyay Hawlgalkaasi ayaa sidoo kale sheegay in uu dhawaan bilaabanayo wejiga labaad ee dhammaystirka dagaalka, oo sida uu tilmaamay qaadan kara wakhti ka yar intii uu qaatay wejigii kowaad ee Hawlgalka Ciribtirka Daacish ee Calmiskaad.

“Waxaad ku kalsoonaataan Reer Puntland-now in Ciidamadeennu difaaca dalka iyo dadka ku filan yihiin, waxaa Puntland ka go’an wejiga labaad ee dagaalka in ay berri, unhealthy iyo cirba kala dagaallanto Argagixisada, waxaan caddaynaynaa in dadkaasi noqdaan haddii aysan isa soo dhiibin wax la dilay, iyo wax maxaabiis dagaal noqda, cid danbe oo fursad la siinayo ma jirto” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Sidoo kale, shacabka Puntland ayuu ugu baaqay in ay sii xoojiyaan garab istaagga dowladda, islamarkaana adkeeyeen midnimada iyo wadajirka, waxaana uu Haweenka si gaar ah uga mahadceliyay garab istaaga Ciidamada, isagoo sheegay in ay kaalin weyn kaga jiraan Halganka Ciribtirka Argagixisada Daacish.

Halkaan ka daawo Khudbada oo dhan

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia: Puntland seizes third federal base

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

Source_link

Tags: ArgagixisadabuurahaCalmiskaadCiribtirkaDaacishDenifaahfaahsanHawlgalkaMadaxweynePostPuntlandugawarbixiyay

Related Posts

Somalia: Puntland seizes third federal base
Latest News

Somalia: Puntland seizes third federal base

August 9, 2026
Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
Latest News

Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech

August 9, 2026
Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
Latest News

Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event

August 8, 2026
Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit
Latest News

Suldaan Cabdiqani Qorane iyo Xusuustiisa Colaaddii Qoriley – Puntland Submit

August 8, 2026
Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief
Latest News

Somali Embassy in Kenya hosts Kenyan navy academy chief

August 8, 2026
Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution
Latest News

Tri-state vote on knowledge middle ban relies on Ohio Supreme Courtroom resolution

August 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia: Puntland seizes third federal base
  • Roger Craig reveals vascular dementia analysis throughout Corridor of Fame speech
  • Two former Cincinnati Open girls’s singles finalists withdraw from event
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.