• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, February 14, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Puntland oo ciidamo ka soo baxay tababar ku daabushay furimaha dagaalka Calmiskaad ee gobolka Bari – Puntland Put up

admin by admin
January 31, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo tababar ka soo baxay ayaa saaka bathroom daabulay furimaha dagaalka buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo uu Todobaadkan ka bilaabanayo wejiga labaad ee hawlgalka Ciribtirka Argagixisada Daacish.

Ciidamadan oo ku gaashaaman Hubka culus iyo qalab dagaal oo casri ayaa si toosa qeyb uga noqonaya wejiga labaad ee hawlgalka lagu dabar-goynayo mileeshiyaadka Argagixisad ah ee Daacish oo weli ku go’doonsan godad ku yaalla buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo shalay ku dhawaaqay bilowga wejiga labaad ee hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ayaa sheegay in jiho kasta laga go’doomiyay mileeshiyaadka Daacish, islamarkaana ay dowladdu qorshaysay in ay noqdaan wax dhinta iyo wax la qabtay, kaddib markii dagaalku bilowdo.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale sheegay in wejiga labaad ee hawlgalka dabar-goynta Argagixisada Daacish uu qaadan karo wakhti ka yar mudadii uu socday wejigii kowaad ee dagaalka oo bilowday horraantii bishaan Jannaayo ee sannadkan 2025.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

Source_link

Tags: BaribaxayCalmiskaadCiidamodaabushaydagaalkadowladdafurimahaGobolkaPostPuntlandsooTababar

Related Posts

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
Latest News

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

February 14, 2026
Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
Latest News

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

February 14, 2026
Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
Latest News

Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal

February 13, 2026
Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish
Latest News

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish

February 13, 2026
International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council
Latest News

International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council

February 13, 2026
Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed
Latest News

Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed

February 13, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
  • Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
  • Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.