• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, September 5, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland iyo hay’adaha Qaramada Midoobey oo shir deg deg ah yeeshay – Puntland Put up

admin by admin
February 6, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland ayaa maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka kooban madaxda hay’addaha Qaramada Midoobey oo  uu hogaaminaayey Madaxa Hay’adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hay’adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.

Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in mas’uuliyiintu maanta Boosaaso ku qaabiley wefdi ka kooban madaxda hay’addaha Qaramada Midoobey oo  uu hogaaminaayey Madaxa Hay’adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hay’adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.

“Dowladda Puntland ayaa maanta Boosaaso ku qaabishay wafdi ka kooban madaxda hay’addaha Qaramada Midoobey oo  uu hogaaminaayey Madaxa Hay’adda UN-OCHA, Crispen Rukasha, ayna ka mid ahaayeen Madaxda Hay’adaha UNICEF, UNHCR, UNFPA, WFP, FAO iyo IOM.”

“Kulanka oo ka dhacay xarunta shirarka ee Gobolka Bari, waxaa ka qeybgalay xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Agaasimaha Madaxtooyada , Maamulka Gobolka Bari iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Boosaaso iyo Qandala” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ka soo baxay dowladda Puntland.

Dowladda Puntland iyo Qaramada Midoobey ayaa ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa in Gargaar bini’aadanimo la gaarsiiyo Degaanada uu ka dhacay Dagaalka Dowladdu kula jirto Argagixisada iyo goobaha dadku u barakaceen, waxaana bathroom balamay in si degdeg ah bathroom bilaabo wax-ka-qabashada Arrimaha bini’aadanimo ee ka dhashay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.

PUNTLAND POST





Source_link

READ ALSO

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

Tags: degHayadahaiyoMidoobeyPostPuntlandQaramadashiryeeshay

Related Posts

Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026
Latest News

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo

August 18, 2026
Latest News

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo ka tacsiyeeysay geerida hooyo ku dhimatay Hargeysa

August 16, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay
  • Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.