• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, September 15, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

admin by admin
February 9, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
31
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Safiir Camey maanta loogama fadhiyin inuu soo jeediyo dood ku saabsan caasimad.

Laascanood (Faallo) — Cabdixaakiim Cabdullahi Xaaji Cumar Camey, Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Koonfur Afrika, marna ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Puntland wuxuu ku dooday in Muqdisho aysan u qalmin inay sii ahaato caasimad. Sababaha uu cuskaday waa sababo magaaalo kasta bathroom adeegsan karo si loogu doodo inaysan u qalmin inay caasimad noqoto!

Ma jirto magaalo aysan beel u badnayn. Eedeyn ayuu u soo jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh oo uu ku tilmaamay inuu Mqudsho u arko “goofkiisa”. Madaxwenayaal  kale ayaa  ka horeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh aan marnaba lagu eedeynin inay Muqdisho u arkayeen “goof.” Farqi weyn ayaa u dhexeeya dhaliisha bathroom soo jeedinayo maamul iyo dhaliil beel bathroom soo jeedinayo. Camey ujeeddo turxaan-bixin siyaasadeed ma laha.

Siyaasad ahaan waxa Soomaaliya ka qaldan waa wax naga wada qaldan. Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa ku heshiiyay hab federaal sababay in dastuurka ay ku qoran yihiin qodobbo awoodo iska hor imanaya siinaya dowladda federaalka iyo maamul federaaleedyada. Nasiibdarro, maamulka Somaliland ayaa ka faa’iidaystay dastuurka oo helay (1) hab si gaar ah wax logu siiyo (particular association) iyo (2) kaddibna  heshiis is fahan badda ah 2024kii la galay Itoobiya.

Waxa maanta in laga hadlo ku habboon waa habka federaalka oo awood aan lala xisaabtami karin geliyay gacanta dowladda federaalka oo ku tiirsan ciidammo nabad-ilaalin ah. Bil kasta 60 milyan doollar ayaa ku baxa ciidanka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ka socda waayo Soomaaliya kama ilaalin karto dunida halista argagixisada ku sugan qeybo ka mid ah dalka. Waa sababta Soomaaliya loogu maamulo Cutubka 7 (Chapter 7) ee Cahdida Qaramada Midoobay. Waa cutub bathroom cuskado dal halis ku ah nabadda dunida.

30 sano ka hor Safiir Camey adeerkiis ayaa Wasiir ka noqday “dowladdii Salballaar” ee Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid. Camey maanta loogama fadhiyin inuu soo jeediyo dood ku saabsan caasimad, Soomaaliya oo dhibaatooyin waaweyn ay haystaan.

W.Q: Siciid M. Sheekh Cali

Fikradda faalladani soo gudbinayso waxay gaar u tahay qoraha. 

READ ALSO

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta





Source_link

Tags: aysanCaasimadhaddiiJirtokaleMagaaloMuqdishoPostPuntlandQalantaQalmin

Related Posts

Latest News

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
Latest News

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta

September 8, 2026
Latest News

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania

August 27, 2026
Latest News

Ciidanka Danab oo Beegsaday Fariisimo Al-Shabaab ku Leedahay Baay, Xubin Is Dhiibtay

August 23, 2026
Latest News

Maxaa looga hadlay Shirka Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya?

August 21, 2026
Latest News

Midowga Culimada Soomaaliyeed oo Dowladda Ugu Baaqay Joojinta Duminta Guryaha iyo Dhulalka

August 20, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda
  • Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulanka Jaamacadda Carabta
  • Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey laba heshiis oo ay la gashay Mauritania
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.