• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, June 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Lugatoor oo isbitaalka Addis Ababa ku booqday dhaawaca Taliye Fu’aad Xannaan iyo askar kale – Puntland Publish

admin by admin
February 11, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

READ ALSO

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo socdaal ku jooga magaalada Addis Ababa ayaa Isbitaalka ku booqday Gen. Fu’aad Xanaano iyo askartii ku dhaawacmay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland looga sifeynayo buuralayda Calmiskaad.

Saraakiishaasi oo dowladdu Caafimaad ugu dirtay dalka Itoobiya, booqashada waxa Madaxweyne Ku-xigeenka ku weheliyey Xildhibaan Cabdirisaaq Shariif Axmed iyo Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed oo ka tirsan Golaha Wakiillada dowladda Puntland iyo Ku-xigeenka Wakiilka Puntland ee Itoobiya Xiirey.

Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa u kuurgalay sida wanaagsan ee bathroom daryeelayo  oo daaweyntu ugu socoto geesiyaasha usoo dhaawacmay  dalka iyo dadka, Wuxuuna muujiyay sida  Dowladda Puntland uga go’an tahay daryeelka Ciidamada kusoo dhaawacma Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, isagoo Dowladda Itoobiya uga mahadceliyay doorkooda hawalka Argagixisada looga sifeynayo Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeen Ilyaas Osman Lugatoor ayaa ka tacsiyeeyay geesiyaasha ku shahiiday intii hawlgalku socday, inta dhaawacantayna wuxuu allaah uga baryey Caafimaad iyo soo kabasho deg deg ah.

Ugu dambayn Madaxweyne Ku-xigeenka oo safar shaqo oo la xidhiidha Iskaashiga Caalamiga, horumarinta maalgashiga iyo dhaqaalaha , dowlad wanaaga iyo la dagaalanka Argagixisada ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa kusoo wajahan Caasimada Puntland ee Garoowe.

Halkaan ka eeg Sawirada

PUNTLAND POST

Share this:

  • Click on to share on Fb (Opens in new window)
  • Click on to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click on to share on LinkedIn (Opens in new window)
  • Click on to share on Pocket (Opens in new window)

Source_link

Tags: AbabaAddisAskarbooqdaydhaawacaFuaadisbitaalkaiyokaleLugatoorMadaxweynePostPuntlandTaliyeXannaan

Related Posts

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
Latest News

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

June 10, 2026
Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
Latest News

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

June 10, 2026
US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
Latest News

US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter

June 10, 2026
Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit

June 9, 2026
International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company
Latest News

International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company

June 9, 2026
Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments
Latest News

Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments

June 9, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
  • Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
  • US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.