• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Waxaan u tacsiyeynaynaa Askartii geesiyaasha ahaa ee Puntland kaga dhintay Weerarkii Argagixisada Daacish – Puntland Put up

admin by admin
February 16, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa si adag u cambaareysay weerarkii Talaadadii hore kooxda ISIS ku qaadday ciidamada difaaca Puntland ee hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada ka wada buuraha Cal-miskaad.

Dhambaal kooban oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayay si adag ugu cambaareysay weerarkii Argagixiso ee dagaallamayaasha ISISI todobaadkii hore ku qaadeen ciidamada difaaca Puntland kaasi oo si ba’an loogu jebiyay Argagixisada Daacish islamarkaana looga dilay in ka badan 100 dagaallame.

“Waxaan Cambaareynaynaa weerarkii Argagixisada Daacish ku qaaday Ciidamada difaaca Puntland 11-kii bishaan Feb February” ayaa lagu yiri bayaanka ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay ku faafisay barta (X) ee hore loogu magacaabi jiray Twitter.

Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale dhambaal tacsi ah u dirtay dhammaan qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen askartii geesiyaasha ahaa ee ciidamada Puntland kuwaasi oo ku shahiiday weerarkii Argagixisada ISIS lagu jebiyay todobaadkii hore ee 11 Feb.

“Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaan qoysaskii ay ka baxeen askartii geesiyaasha ahaa ee ciidanka difaaca Puntland ee ku naf waayey weerarkaasi” ayaa lagu yiri dhambaalka tacsida ah ee ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

Source_link

Tags: ahaaArgagixisadaAskartiiDaacishdhintaygeesiyaashakagaPostPuntlandtacsiyeynaynaaWaxaanweerarkii

Related Posts

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
Latest News

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

March 10, 2026
What to learn about tax refunds and how one can profit from them
Latest News

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

March 9, 2026
 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
Latest News

 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit

March 9, 2026
Somali Immigration and Citizenship Company Donates ,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Immigration and Citizenship Company Donates $14,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company

March 9, 2026
Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
  • What to learn about tax refunds and how one can profit from them
  •  BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.