• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Friday, January 16, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay qabashada degaanka Dhaadaar ee degmada Qandala – Puntland Put up

admin by admin
February 25, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha ciidamada Puntland

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin kooban soo saaray ayaa si rasmi ah u shaaciyay in ay maanta la wareegeen degaanka Dhaadaar oo ka tirsan degmada Qandala ee gobolka Bari.

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada difaaca Puntland, gaar ahaanna Hawlgalka Suulinta Argagixisada ayuu ku shaaciyay in ciidamadu la wareegeen degaanka Dhaadhaar, kaddib markii ay halkaasi isaga carareen mileeshiyaadkii jabay ee Argagixisada Daacish oo mudda sannado ah ka talinayay degaankaasi.

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo faahfaahin ka bixiyay qabashada degaanka dhaadhaar ayaa sheegay in ay halkaasi ka heleen rasaas kooban iyo agab kale, oo ay ku jiraan dawooyin iyo cunto qallalan kuwaasi, oo ay ka carareen dagaallamayaashii firxaday ee Daacish.

“Ciidanku waxay gudaha u galeen Dhadaar, waxa la qabtay Rasaas kooban, Daawooyin, Agab Caafimaad iyo Cunto qalalan oo ay ka carareen Argagixisada Daacish, waxay hawlgalo amni ka sameeyeen inta u dhexeysa Dhaadaar iyo Sheebaab” ayaa lagu yiri qoraalka Ciidamada Puntland.

Dhinaca kale, Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ka sameeyay nawaaxiga Xabley iyo Tasjiic ayaa gaaray degaannada Xalxal iyo Dul&Darayle, kaddib markii aaggaasi lagu sheegay xubno kamid ah firxadkii Argagixisada oo baxsad ah, sida uu tilmaamay Taliska Ciidamada Puntland.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

Source_link

Tags: bixiyayCiidamadadegaankadegmadaDhaadaarFaahfaahinPostPuntlandqabashadaQandalaTaliska

Related Posts

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods
Latest News

Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods

January 16, 2026
Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
Latest News

Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items

January 15, 2026
Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
Latest News

Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up

January 15, 2026
NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NISA and Worldwide Companions Launch Excessive-Stakes Operation Focusing on Senior Khawaarij Leaders in Bu’aale – Somali Nationwide Information Company

January 15, 2026
Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift
Latest News

Airplane that flew Yemen’s Al-Zubaydi from Mogadishu deepens Somalia-UAE rift

January 15, 2026
Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE
Latest News

Somalia president heads to Saudi Arabia after severing relations with UAE

January 15, 2026

POPULAR NEWS

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

Lethal bomb assault hits Somalia’s Barawe airstrip, killing two 

May 18, 2025
Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

Matt Chapman’s 2-run homer, and Ramos’ solo shot, assist Giants beat Reds 6-3

March 31, 2025
Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

Hundreds of thousands of US college students lacking faculty as attendance declines

November 17, 2023
Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal – Puntland Submit

September 22, 2025
Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

Madaxda shirka ku leh Muqdisho oo looga digay inay sameystaan muddo kororsi

October 3, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Velocity restrict lowered on Loveland street, metropolis leaders work to attach neighborhoods
  • Frigidaire minifridge recall expands to 964,000 items
  • Puntland oo markale mamnuucday khamaarka 1xBet – Puntland Put up
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.