• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo sheegtay in durba uu guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee dagaalka cirib-tirka ISIL oo maanta bilowday – Puntland Submit

admin by admin
February 28, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada difaaca Puntland oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in uu durba guulo deg deg ah xaqiijiyay wejiga saddexaad ee hawlgalka cirib-tirka Argagixisada ISIL oo maanta si rasmi ah u bilowday.

“Wejiga 3-aad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, oo maanta si rasmi ah bilowday ayaa laga gaaray guul, iyadoo ciidanka amniga Puntland ay si xirfad leh ugu howlgaleen deegaanada ay argagixisadu ku sugan yihiin” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka Ciidamada Puntland.

Taliska Ciidamada difaaca Puntland waxay sheegeen in ay maanta gacanta ku dhigeen Taliskii Argagixisada ISIL ee Dhaban-qooxle, kaasi oo laga helay meydadkii Argagixisada, Saanad ciidan iyo agab kale oo ay u adeegsan jireen hawlgalladooda Argagixiso, sida uu tilmaamay Taliska Ciidamada difaaca Puntland.

“Ciidamada waxay gacanta ku dhigeen xarumo muhiim ah, kuwaas oo ay argagixisadu ku lahaayeen, sida Dhaban Qooxle iyo Aaga Dhaadaar. Intaasi waxaa dheer, waxaa la helay maydad argagixisada, saanad ciidan, hub, gantaalo, iyo agab kale oo muhiim ah oo kooxda Argagixisada ee Daacish ku adeegsan jirtay hawlgalladooda.”

“Hawlgalka ayaa si weyn u xoojiyay dadaallada Ciidanka Amniga ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada, iyadoo si joogto ah lavatory adeegsanayo xogta sirdoonka si lavatory xaqiijiyo guulaha mustaqbalka. Ciidamada amniga iyo bulshada Puntland ayaa si wadajir ah u taageeraya howlgalka, iyagoo muujinaya go’aan adag oo ku aaddan la dagaallanka argagixisada” ayuu sii raaciyay Warsaxaafadeedka.

Dowladda Puntland waxay si cad u muujinaysaa go’aankeeda in ay si buuxda u ciribtirto argagixisada, iyadoo si wadajir ah u xaqiijinaysa nabadda, amniga, iyo xasiloonida gobolka. Guulaha laga gaaray wejiga saddexaad ayaa ah horumar muhiim ah ee ku aaddan hawlgalka guud ee la dagaallanka argagixisada.

PUNTLAND POST

Source_link

READ ALSO

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Tags: bilowdayCiribtirkadagaalkadegdurbaguuloISILmaantaPostPuntlandSaddexaadsheegtayWejigaxaqiijiyay

Related Posts

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
Latest News

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

April 18, 2026
Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • ‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.