• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Sunday, July 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo si adag uga jawaabay digniin amni oo dhawaan ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho – Puntland Publish

admin by admin
March 8, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Jimcihii khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa si adag uga jawaaabay digniinta amni ee dhawaan ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, taasi oo ka digaysay Weerarro Argagixiso oo ka dhici karaa Muqdisho.

“Dadka Soomaaliyeed waa in ay xiskooda kulmiyaan, oo ay arkaan is-baheysiga Borobagaandhada ku saabsan oo Ciidan ahaan markii naloo jebin waayay in borobagaandho iyo af in ay nagu jebiyaan oo dadkeenna borobagaandho in lavatory tuso oo la yiraahdo waa la hoogay oo waa la ba’ay” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga jawaabay digniintii amni ee Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho.

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa maalmo ka hor  soo saartay digniin amni oo degdeg ah, oo ku saleysan xog sirdoon oo la isku halleyn karo oo muujinaysa weerarro dhowaan dhici kara oo lala beegsanayo goobo kala duwan oo ku yaalla Soomaaliya, oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aaden Cadde ee Muqdisho.

Meelaha la beegsan karo waxaa ka mid ah, sida ay safaaraddu sheegtay; Garoomada diyaaradaha iyo dekedaha, xarumaha dowladda iyo kuwa milatariga, hoteellada, maqaayadaha, iyo xarumaha ganacsiga, goobaha ay ku badan yihiin dadka reer Galbeedka, kolonyo ay leeyihiin dowladda, milatariga, iyo safaaradaha shisheeye.

Halkaan ka daawo hadalka Madaxweyne Xasan

PUNTLAND POST

READ ALSO

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

Source_link

Tags: adagamnibaxdaydhawaandigniinjawaabayMadaxweynahaMareykankaMuqdishoPostPuntlandSafaaraddasooSoomaaliyauga

Related Posts

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
Latest News

Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit

July 12, 2026
When Money Failed, Connection Turned Foreign money
Latest News

When Money Failed, Connection Turned Foreign money

July 12, 2026
Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
Latest News

Somalia detains troopers after viral US flag desecration video

July 11, 2026
Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon
Latest News

Linda Noskova recovers after blown match factors to win Wimbledon

July 11, 2026
Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter
Latest News

Why a museum simply lined its ground in 800 kilos of peanut butter

July 11, 2026
Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up
Latest News

Goobaha ganacsiga Boosaaso oo albaabada la isugu laabay – Puntland Put up

July 11, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Ganacsiga Boosaaso oo xiran maalintii labaad – Puntland Submit
  • When Money Failed, Connection Turned Foreign money
  • Somalia detains troopers after viral US flag desecration video
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.