• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Monday, July 13, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Duqa Caasimadda Garoowe oo xaal-mariyay wiil yar oo Yemeni ah oo lagu jirdilay Suuqa Garoowe – Puntland Submit

admin by admin
March 12, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Duqa Caasimadda Garoowe, Geeddi Axmed Tuurre ayaa xalay qaabiley wiil yar oo u dhashay dalka Yemen, kaasi oo uu shalay suuqa magaalada Garoowe ku jirdilay nin ku lebbisnaa tuutaha ciidamada Puntland, oo waardiye ka ahaa goob ganacsi.

Guddoomiye Geeddi oo qaabiley Maxamed Caadil Xuseen iyo aabbihiis Caadil Xuseen ayaa wiilka yar iyo aabbihiis ka xaal-mariyay dhibaatadii gaartay, waxaana uu sheegay in xabsiga bathroom taxaabay eedaysane Cabdifitaax Cabdinuur Faarax oo mas’uul ka ahaa jirdilka wiilkaasi yar, islamarkaana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Sidoo kale, Taliska Ciidanka Booliska oo xaqiijiyay in xabsiga bathroom taxaabay eedaysane Cabdifitaax Cabdinuur ayaa sheegay in baaritaanka hordhaca ah oo ay sameeyeeen uu caddeeyey in eedaysanuhu uusan ka tirsanayn Ciidanka Booliska Puntland ama hay’adaha kale ee amniga, Sidaas darteed waxay sheegeen in uu fal-dambiyeed ku galay isticmaalka dharka Ciidanka iyo xadgudubka xuquuqda ilmaha yar.

“Baaritaanka hordhaca ah ee Boolisku sameeyey ayaa caddeeyey in eedaysanuhu uusan ka tirsanayn Ciidanka Booliska Puntland ama hay’adaha kale ee amniga. Sidaas darteed, wuxuu fal-dambiyeed ku galay isticmaalka dharka Ciidanka iyo xadgudubka xuquuqda ilmaha yar. Eedeysanaha ayaa ka mid ah waardiyeyaasha Suuqa Inji ee Garoowe” ayaa lagu yiri Conflict ka soo baxay Booliska.

Xafiiska Xuquuqda Insaanka u qaabilsan dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa sidoo kale bogaadiyay Tallaabada uu qaaday Booliska ee xabsiga lagu dhigay shakhsigii ku xad-gudbay ilmaha yar, waxaana Xafiisku sheegay in uu Qoyska Reer Caadil Xuseen kala shaqeynayo sidii ay caddaalad u heli lahaayeen.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Source_link

Tags: caasimaddaDuqaGaroowejirdilaylaguPostPuntlandsuuqaWiilxaalmariyayyarYemeni

Related Posts

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
Latest News

Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit

July 13, 2026
Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
Latest News

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

July 13, 2026
The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
Latest News

The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial

July 12, 2026
U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations
Latest News

U.S. embassy in Mogadishu says American flag desecration by Somali safety forces harms U.S.-Somalia relations

July 12, 2026
Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent
Latest News

Lindsey Graham’s loss of life will shake Senate, November election. This is what’s subsequent

July 12, 2026
Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate
Latest News

Who will change Lindsey Graham? How vacancies are crammed in U.S. Senate

July 12, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Muxuu ku soo dhammaaday kulankii dowladda iyo ganacsatada ee Boosaaso? – Puntland Submit
  • Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka
  • The Guardian view on Trump and Tehran: everybody loses when the US and Iran overplay their fingers | Editorial
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.