• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Itoobiya iyo Israa’iil oo kawada hadlay dagaalka Al-Shabaab

admin by admin
March 14, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Gideon Saar, ayaa Arbacadii shalay kulan la yeeshay dhiggiisa Itoobiyaan, Gedion Timothewos, magaalada Qudus, halkaas oo ay ku heshiyeen in la xoojiyo xiriirka labada dal ee dhinacyada amniga, beeraha, iyo meelo kale.

Saar ayaa sheegay in iskaashiga hadda ee labada dal uu taabanayo beeraha, caafimaadka, hal-abuurka, dhaqanka, iyo arrimo kale. Wuxuuna tilmaamay in xiriirkan uu dhowaan noqon doono mid aad uga ballaaran. “Iskaashigeenu hadda wuxuu ku saabsan yahay beeraha, caafimaadka, hal-abuurka, dhaqanka, iyo kuwo kale. Laakiin waxaan kuu xaqiijinayaa in dhowaan uu noqon doono mid aad uga ballaaran,” ayuu Saar u sheegay warbaahinta isagoo ku sugan Hotelka King David.

Timothewos ayaa ku ammaanay Israa’iil teknoolojiyadeeda casriga ah, isagoo sidoo kale sheegay in waqtigu uu yahay mid ku habboon in labada dal ay “beddelaan xiriirka taariikhiga ah” kuna xoojiyaan iskaashiga dhaqaale, amni, sirdoonka macmalka ah, iyo beeraha.

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sidoo kale sheegay in ku dhawaad 180,000 oo muwaadiniin Itoobiyaan ah ay ku nool yihiin Israa’iil.

Gideon Saar ayaa sidoo kale xusay in argagixisada bathroom baahan yahay in si buuxda looga cirib-tiro, isagoo sheegay in sida Itoobiya ay ula tacaaleyso dhibaatooyinka ay keenayaan Al-Shabab, Israa’iil ay sidoo kale waajib ku tahay inay la dagaalanto Xuutiyiinta Yemen.

“Kooxahan waxay halis u yihiin Israa’iil, Afrika, iyo guud ahaan bulshada caalamka. Waxaan aragnaa argagixisada Islaamiga ah ee ka jirta gobollada: Hamas ee Gaza, Hezbollah ee Lubnaan, Jihaadayaasha Suriyada, iyo Al-Shabaab ee Afrika,” ayuu Saar ku daray.

Source_link

READ ALSO

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

Tags: AlshabaabdagaalkahadlayItoobiyaiyoIsraaiilookawada

Related Posts

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026
Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood
Latest News

Cincinnati golf membership began by Black ladies 50 years in the past celebrates sisterhood

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.