• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, February 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Mareykanka oo beeniyay warar laga soo xigtay Puntland oo sheegaya in Mareykanku diblomaasiyiintiisa kala baxay magaalada Muqdisho – Puntland Submit

admin by admin
March 16, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa been-abuur ku tilmaantay warar laga soo xigtay wasiir ka tirsan Puntland oo sheegaya in Mareykanku diblomaasiyiintii iyo shaqaalihii muhiimka ahaa kala baxay Muqdisho, sababa amni dartood.

Qoraal ay soo saartay safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayay ku beenisay wararka ku saabsan in Mareykanku shaqaalihii muhiimka ahaa kala baxay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay kaabiga u soo istaageen dagaallamayaasha Argagixisada AS oo dhawaanahan sare u qaaday dhaq dhaqaaqooda dagaalka ee gobollada Shabeelooyinka.

“Waa been-abuur Warbixinaha u danbeeyay ee sheegaya in safaaradda Mareykanka ee Muqdisho bilowday in ay la baxdo shaqaalaha muhiimka ah” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saartay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo soo baxay maalin kaddib markii wasiirka Warfaafinta Puntland laga soo xigtay warka bixitaanka.

Sabtidii Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in Mareykanku badi diblomaasiyiintii iyo shaqaalihii muhiimka ahaa kala baxay magaalada Muqdisho, kaddib markii mileeshiyaadka Argagixisada ah soo galeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

Source_link

Tags: baxaybeeniyaydiblomaasiyiintiisakalalagamagaaladaMareykankaMareykankuMuqdishoPostPuntlandsheegayasoowararxigtay

Related Posts

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company

February 12, 2026
Latest News

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika

February 12, 2026
US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
Latest News

US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes

February 12, 2026
Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s
Latest News

Florence {Hardware} transforms into Hope Ministries serving 1000’s

February 11, 2026
Olympic velocity skaters complain of sentimental ice at Milan Cortina 2026
Latest News

Olympic velocity skaters complain of sentimental ice at Milan Cortina 2026

February 11, 2026
Markab dagaal oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Puntland Put up
Latest News

Markab dagaal oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Puntland Put up

February 11, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Closes Regional Somali Language Academy Convention in Mogadishu – Somali Nationwide Information Company
  • Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika
  • US Senate raises concern over Somaliland’s alleged function in UAE-linked RSF provide routes
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.