• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Tartanka Dekadaha Boosaaso iyo Berbera oo si ba’an u saameeyay danaha Imaaraatka iyo Biritayn – Puntland Publish

admin by admin
March 17, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweyne Deni oo ku baraarugay loollanka u dhexeeya Dekedda Boosaaso iyo Dekedda Berbera oo labadaba ay DP World maalagashatay.

Garoowe (Wararka PP) — Maalgashiga Imaaraatka Carabtu ku sameeyay dekadaha Berbera iyo Boosaaso ayaa bannaanka soo dhigay danaha ganacsi is diiddan ee maamullada Somaliland iyo Puntland. Qaar ka mid ah dalalka deeqbixiyayaasha gaar ahaan Biritayn, oo Dekedda Berbera gelisay in ka badan 200 milyan oo doollar, ayaa ku cadaadinaya maamulka ku meel gaarka ee SSCK inuu furo isu socodka iyo kala ganacsiga, kaddibna maxaabiista dagaalka Laascaanood la isweydaarsado.

Ganacsadata dhulka maamulka Somaliland ka taliyo oo ay colaaddu si ba’an u saamaysay ganacsiyadooda, ayaa doonaya in heshiis lagu furo waddada. Heshiiska waxaa ka maqan maamulka Puntland oo ah maamulka dhulka ugu weyn oo ay ganacsatada iyo warshadaha yaryar u soo suuqgeyn jireen badeecadahooda.

Dagaalkii 2023kii ka qarxay Laascaanood wuxuu gebi ahaanba ka saaray meesha habkii maamulka Somaliland canshuurta uga qaadi jiray dhulka SSCK sidoo kalena u canshuuri jiray gaadiidka sida badeecadaha ka yimaada Puntland. Sida lagu xusay warbixin 2021kii uu Rift Valley Institute soo saaray, ganacsato badan oo Puntland ayaa u wareegay Berbera.

Dagaalkii Laascaanood iyo ololaha la dagaallanka Daacish wuxuu sare u qaaday muhiimadda dekadaha Boosaaso iyo Garacad, halka colaadda Sool ay joojisay isu socodkii ganacsatada maamullada Puntland iyo Somaliland.

Joojinta mashruucii Berbera Hall, oo uu sababay heshiiskii Is afgarad uu maamulka Somaliland ku doonayay inuu dangerous kaga kireeyo Itoobiya, ayaa caqabad dhaqaale ku noqotay maamulka Somaliland. Itoobiya, oo doonaysa dangerous ay kaga maaranto ku tiirsanaanta dekedaha Jabuuti, method diidday inay Berbera ku tiirsanaato. Danaha dhaqaalaha Itoobiya iyo danaha dalalka dekedda Berbera maalgashaday ayaa iska hor yimid. Waa Imaaraadka dalka danahiisu aad ugu nugul yihiin xiisadaha amni ka taagan Geeska Afrika.

Imaaraatku wuxuu cadaadis saaray maamulka Puntland inkastoo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uusan weli ka fekerin saameynta badeecada ganacsatada maamulka Somaliland doonayaan inay soo iibgeeyaan ku yeelan doonto ganacsatada Puntland oo badeecooyin ka soo dejiya dekadaha Puntland.

“Heshiis ganacsi oo dhexmara Puntland iyo Somaliland ma aha suurtaggal inta maamulka goosasho-doonka ahi sheeganayo dhul ka mid ah Puntland” ayuu yiri siyaasi ku sugan Garoowe oo codsaday in aan magaciisa la sheegin.    

© Puntland Publish, 2025

READ ALSO

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

Source_link

Tags: baanBerberaBiritaynBoosaasodanahaDekadahaImaaraatkaiyoPostPuntlandsaameeyayTartanka

Related Posts

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
Latest News

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

March 10, 2026
What to learn about tax refunds and how one can profit from them
Latest News

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

March 9, 2026
 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
Latest News

 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit

March 9, 2026
Somali Immigration and Citizenship Company Donates ,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Immigration and Citizenship Company Donates $14,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company

March 9, 2026
Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
  • What to learn about tax refunds and how one can profit from them
  •  BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.