• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus Laahoor – Puntland Submit

admin by admin
March 19, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kani waa Sawirka Laahoor

Dowladda Puntland oo Warfare rasmi ah soo saartay ayaa shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus, Cabdiraxmaan Shirwac Siciid Laahoor, kaasi oo ku dhintay xabsi ciidan oo ay maamusho hay’adda PMPF.

Guddoomiyaha gobolka Bari, Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon) oo warbaahinta u akhriyay natiijada ka soo baxday baaritaan uu sheegay in isbitaalka Bender Qaasim ee magaalada Boosaaso ku sameeyay meydka Laahoor ayaa shaaciyay xanuunnada uu u geeriyooday maxbuuskaasi ee baaritaanka lagu ogaaday.

“Baaritaan ay ku sameeyeen dhaqaatiirta isbitaalka Bender Qaasim ee Boosaaso waxay caddeeyeen Laahoor in uu u dhintay xanuunnada kala ah; Wadnaha oo hawlgab noqday, beerka oo hawlgab noqday, kelyaha oo hawlgab noqday, sambabada iyo dhiig-kar” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Bari oo warbaahinta u akhriyay nattiijada baaritaankii meydka Laahoor

Guddoomiye Shaahdoon oo beeniyay wararka ku saabsan in maxbuus Laahoor xabsiga lagu dilay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay arrintaasi, waxaana uu sheegay in haddii dowladdu dilayso ay si toos ah tiirka u geyn lahayd, maadaama uu horay dil toogasho ah ugu xukunnaa.

Laahoor oo amiir u ahaa shabakad dilalka qorshaysan iyo qaraxyada u qaabilsanayd argagixisada Daacish oo dad badan ku dishay magaalada Boosaaso ayay Puntland dil ku xukuntay 2022-kii isaga oo maqane ah, balse wuxu gacanta dowladda soo galay horraantii bishii Febraayo ee sannadkan 2025.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

Source_link

Tags: baaritaanbaxdaydhawaaqdaydowladdaLaahoorlagumaxbuusmeydkanatiijadaPostPuntlandsameeyaysoo

Related Posts

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
Latest News

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

March 10, 2026
What to learn about tax refunds and how one can profit from them
Latest News

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

March 9, 2026
 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
Latest News

 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit

March 9, 2026
Somali Immigration and Citizenship Company Donates ,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Immigration and Citizenship Company Donates $14,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company

March 9, 2026
Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
  • What to learn about tax refunds and how one can profit from them
  •  BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.