• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, April 21, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar hoobiye oo lagu qaadey Garoonka Aadan Cadde

admin by admin
March 20, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Struggle-saxafaadeed kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiye oo Al-Shabaab ku qaadey Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Maalintii shalay, kaasoo geystay khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac.

Ku xigeenka ergayga Midowga Afrika Sivuyille Bam ayaa sheegay in weerarka lala bartilmaameedsaday goobo shacab degan yihiin iyo garoonka Aadan Cadde, isagoo tilmaamay in weerarka aan waxba u dhimayn dadaallada nabad waarta iyo xalisooni loogu raadinayo dalka Soomaaliya.

“Weerarada aan kala sooca lahayn wuxuu muujinayaa sida Al-Shabaab wax tixgelin ugu heynin nolosha bini’aadamka, waxayna muujinaysaa inay kooxda guul-darooyin kala kulantay howlgalada militeri ee ka socda gobollada dalka,” ayuu yiri ku xigeenka ergayga Midowga Afrika.

Howlgalka Midowga Afrika ayaa ku celisay inay ka go’an tahay sii wadida taageeradda Soomaaliya, si dalka u gaaro nabad iyo horumar, islamarkaana uga adkaado kooxaha caqabada ku ah dib usoo kabashada dalka.

Weerarka hoobiye ee shalay dhacay ayaa waxaa ku dhimatay 2 qof oo shacab ah oo ku noolaa nawaaxiga xerada Xalane, iyadoo ku dhaawacmeen saddex ruux oo shacab ah, waxaana la ogeyn khasaaraha ka dhashay hoobiyaasha gudaha Xalane ku dhacay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay la kulmay saraakiisha laamaha amniga oo kala hadlay weerarka iyo sidii looga hortagi lahaa dhacdooyin kale oo wax u dhimaya xasiloonida caasimada dalka .

Source_link

READ ALSO

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

Do you qualify for a tariff refund?

Tags: AadanAfrikaCaddecambaareeyaygaroonkahoobiyelaguMidowgaqaadeyweerar

Related Posts

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
Latest News

Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley

April 21, 2026
Do you qualify for a tariff refund?
Latest News

Do you qualify for a tariff refund?

April 21, 2026
Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
Latest News

Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish

April 21, 2026
Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia indicators Satellite tv for pc Imagery Cooperation MoU with China on the NewSpace Africa 2026 – Somali Nationwide Information Company

April 21, 2026
Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay
Latest News

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

April 21, 2026
Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish
Latest News

Somalia opposition, clan elders weigh ‘nationwide salvation’ plan as presidential time period nears finish

April 20, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Cincinnati Reds, St. Elizabeth to dedicate latest baseball area at South Ripley
  • Do you qualify for a tariff refund?
  • Weerar ka dhacay Calmiskaad – Puntland Publish
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.