• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 12, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Maraykanku Dan Gaar Ah Kama Laha Berbera – Puntland Put up

admin by admin
March 25, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dr Gaas iyo Maxamed Cabdirisaaq waxay muujiyeen inaysan aad u fahansanayn in Maraykanku uusan doonaynin inuu lugaha la soo galo dal dagaallo muddo dheer ku jiray oo burbur dowladeed la kulmay 1991kii.

Garoowe (Faallo PP) — Dhowaan Ra;iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo meel ka hadlay ayaa sheegay in Maraykanku danaynayo dekedda Berbera. Fikrad taas la mid ah waxaa dhiibtay Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, oo mar ahaa Wasiirka Arrimmaha Dibedda ee Soomaaliya. Labadooduba waxay muujiyeen inaysan aad u fahansanayn in Maraykanku uusan doonaynin inuu lugaha la soo galo dal dagaallo muddo dheer ku jiray oo burbur dowladeed la kulmay 1991kii.

Maraykanku wuxuu mar saldhig yar ku lahaa meel ka tirsan Eritreeya markii ay ka mid ahayd Itoobiya. Meeshaas waxaa lavatory yaqaannaa Kagnew Station. Sababihii Maraykanku uga maarmay salhiggaas waxaa ka mid ahaa in teknoolajiyada dayaxgacmeedyadu sahashay xog ururin. Hadda Maraykanku wuxuu saldhig ku leeyahay Jabuuti oo ah dal xasiloonni siyaasadeed ay ka jirto; Afrika wuxuu Maraykanku saldhigyo yaryar ku leeyahay Gaana, Senagal iyo Gaboon. Soomaaliya Maraykanku wuxuu ka joogaa Koonfurta, mana ka hor iman karo siyaasadda dowlada federaalka Soomaaliya. Waxaa xusud mudan in Maraynkanku si adag uga hor yimid heshiiskii Is afgard ee badda uu maamulka goosasho-doonka Somaliland la galay Itoobiya 2024kii.

Dhowaan Marco Rubio, Wasiirka Arrimmaha Dibedda ee Maraykanka, ayaa sheegay in saameynta dalkiisa lavatory adeegsaday si lid ku ah danaha Maraykanka. Baabi’inta hay’adda USAID iyo idaacadda Codka Maraykanka (VOA) ayaa ka mid ah tallaabooyinka maamulka Madaxweyne Donald Trump qaaday kaddib markii uu ogaaday in Shiinuhu kaga dheerayay Maraykanka maalgelinta tooska ay labada dal geliyeen Afrika 2013kii- 2022kii.

Jaantus muujinaya in Shiinuhu kaga dheereeyay Maraykanka maalgashiga tooska ah ee  Afrika

Waa siyaasadda dalka Biritayn tan u eg mid halis ku ah danaha Soomaaliya waayo dhowaan dalka Biritayn wuxuu, isaga oo aan oggolaansho ka helin dowladda federaalka Soomaaliya, sheegay inuu maalgalinayo Dekedda Berbera hase ahaatee maalgelintaas weli si sharci uma dhaqangelin; waa ballanqaad ku xiran xaaladda siyaasadda iyo amniga Geeska Afrika.

Dowladda Biritayn waxay ku qortay boggeeda hadal lavatory fasiran karo inay u aragto Somaliland dal ka go’ay Soomaaliya. Taasi waa jebinta sharciga caalamiga oo ay dowladda Biritayn ku kacday. Mashruucii Berbera Hall, oo ay Biritayn ku doonaysay in Itoobiya ay kaga maaranto Jabuuti, ayaa xirmay kaddib markii Itoobiya sheegtay inaysan doonaynin deked ay wax kala soo degto ayse doonayso deked ay leedahay.   Dowladda Biritayn approach ka soo horjeesatay heshiiskii is afgarad uu Muuse Bixii la saxiixday Abiy Ahmed, Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya 2024kii.

Waa dhab in xil ka saaran yahay dowladda federaalka Soomaaliya inay ka hadasho xadgudubyada Biritayn iyo Taiwan ku samaynayaan qarannimada Soomaaliya.  Dowladda federaalka Soomaaliya approach ku guulaysatay inay ku qasabtay Itoobiya ka noqoshada heshiiskii is afgarad ay doonaysay in Lughaya kaga samaysato saldhig ciidan dangerous iyo deked ganacsi, waxaase dowladda federaalka Soomaaliya la gudboon inay sidaas si la mid ah ula xisaabtanto Biritayn iyo Taiwan.

© Puntland Put up, 2025

READ ALSO

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas





Source_link

Tags: BerberaDangaarkamaLahamaraykankuPostPuntland

Related Posts

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
Latest News

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

July 12, 2025
Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
Latest News

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas

July 12, 2025
Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
Latest News

Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati

July 12, 2025
Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up

July 12, 2025
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company

July 11, 2025
Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
Latest News

Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod

July 11, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
  • Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
  • Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.