• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dowladda Mareykanka oo xalay duqeyn culus ku garaacday firxadkii argagixisada Daacish ee u baxsaday togga Miiraale – Puntland Put up

admin by admin
March 26, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo qoraal kooban soo saartay ayaa sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo culus xalay lagu garaacay togga Miiraale ee buuraha Calmiskaad, halkaasi oo ay ku go’doonsan yihiin firxadkii dagaallamayaasha argagixisada Daacish ee baxsadka ah.

Bayaan ka soo baxay Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan ciidamada difaaca dowladda Puntland ayuu ku xaqiijiyay duqeynta diyaaradeed ee xalay ka dhacday togga Miiraale, taasi oo ay fulisay dowladda Mareykanka islamarkaana lagu beegsaday firxadka mileeshiyaadka argagixisada Daacish ee ku go’doonsan toggaasi.

Ilo wareedyo amni oo ka tirsan Puntland ayaa sidoo kale sheegay in duqeyntaasi lala helay bartilmaameedyo sax ah, oo ay isku urursanayeen mileeshiyaadka Daacish, kuwaasi oo dhaca bartamaha togga Miiraale, halkaasi oo ay dhawaanahan sahan dhammaystiran ku sameeyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee (Drones-ka).

Wararka ayaa sheegaya in dhawaqa duqeyntaasi oo ahayd mid aad culus laga maqlay degaanno masaafo dheer ka baxsan togga Miiraale, inkastoo aan weli xog faahfaahsan laga helin khasaaraha mileeshiyaadka Daacish ka soo gaaray duqeyntaasi

PUNTLAND POST

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa





Source_link

Tags: ArgagixisadabaxsadayculusDaacishdowladdaduqeynFirxadkiigaraacdayMareykankaMiiraalePostPuntlandtoggaxalay

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.