• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Casumaad Rasmi ah u fidiyay dhiggiisa Madaxweyne Yoweri Museveni – Puntland Put up

admin by admin
April 6, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho hal maalin ah ku tagay dalka Uganda kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaasi, ayaa Shir la yeeshay Madaxwaynaha martida bathroom yahay, Yoweri Museveni.

Madaxtooyada Soomaaliya oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in Shirka labada Madaxwayne ay ka soo baxeen qodobbo ay ka mid yihiin:

1. Labada Madaxwayne ayaa bogaadiyay xiriirka qotoda dheer ee laba geesoodka ah iyo iskaashiga dhaw ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

2. Labada Madaxwayne ayaa ka wada-hadlay xaaladda amniga ee gobolka iyaga oo hoosta ka xarriiqay baahida bathroom qabo ilaalinta xasilloonida iyo amniga gobolka geeska Afrika.

3. Labada Madaxwayne ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay billaabashada hawlgalka cusub ee AUSSOM.

4. Labada Madaxwayne ayaa adkeeyay dardargalinta taageerada caalamiga ee ku aaddan dhaqangalinta Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya iyo kobcinta awoodda Ciidamada Xoogga Dalka.

5. Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale is-dultaagay is-afgaradkii iskaashiga difaaca ee ay labada dal kala saxiixdeen, iyaga oo faray hay’adaha ku shaqada leh in ay dardargaliyaan dhaqangalintiisa.

6. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay dhiggiisa Uganda soo dhawaynta diirran ee bathroom sameeyay isaga iyo wafdigiisa, isaga oo casuumaad rasmi ah oo uu ku imaanayo magaalada Muqdishu u fidiyay Madaxwayne Museveni.

7. Dhankiisa, Madaxwane Yoweri Museveni ayaa Madaxwayne Xasan Sheekh uga mahad celiyay booqashadiisa, isaga oo dhanka kale aqbalay casuumaadda rasmiga ah ee uu ku imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu muddada soo aaddan.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa





Source_link

Tags: CasumaaddhiggiisafidiyayMadaxweyneMaxamuudMuseveniPostPuntlandrasmiSheekhXasanYoweri

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.