• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Thursday, March 12, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogosha Wada-hadal ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud – Puntland Submit

admin by admin
April 7, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si lavatory xaqiijiyo in aragtiyadooda iyo dadaalladooda ay qeyb uga noqdaan la dagaalanka argagixisada iyo dhismaha hannaan dowladeed oo dimuqraadi ah kuna dhisan nidaam federaal ah, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

“Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si lavatory xaqiijiyo in aragtiyadooda iyo dadaalladooda ay qeyb uga noqdaan la dagaalanka argagixisada iyo dhismaha hannaan dowladeed oo dimuqraadi ah kuna dhisan nidaam federaal ah, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud khudbaddiisii dadweyne ee 29kii Maarso 2025ka kuna beegnayd munaasabaddii Ciidda Soonfur ee Ciidul-Fitri. Istaraatijiyad midaysan oo lavatory dhan yahay ayaa lagama maarmaan u ah in laga guuleysto AS iyo in lasii amba-qaado arrimaha hortabinta u leh dowlad-dhisidda Soomaaliya. Waxaan soo dhoweyneynaa jawaab-celinta togan ee siyaasiyiin Soomaaliyeed ee hormuudka ah ay ka bixiyeen hindisahan.”

“Waxaan ku boorrinaynaa Dowladda, Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, iyo saamilayda siyaasadeed iyo kuwa bulshada inay si dhakhso leh u kulmaan si lavatory xaqiijiyo fal-celin midaysan oo wax-ku-ool ah oo ku aaddan dagaalka socdo ee AS, fal-celintaas oo ah arrin mudnaan degdeg ah u leh amniga qaranka. Tallaabo degdeg ah oo ku salaysan go’aan cad oo ay qaadaan hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed, ayna u qaadaan dhanka arrimo ay ku jiraan arrimaha muhiimka ah ee siyaasadda qaranka, dastuurka iyo arrimaha doorashooyinka, ayaa suurta gelinaya in saaxiibada [caalamku] ay bixiyaan taageero dheeraad ah. Waxaan ku bogaadinaynaa ragga iyo haweenka adkeysiga leh ee ka tirsan Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) dadaalka ay ugu jiraan ka-hortagga is-ballaarinta As ee Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed wadajir ah oo ka soo baxay Beesha Caalamka.

Warsaxaafadeedkan waxaa si wadajir ah u soo saaray Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo kala ah; Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Austria, Belgium, Denmark, Jabuuti, Masar, Wafdiga Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Hungary, Urur-Goboleedka (IGAD), Eire, Talyaaniga, Kenya, Ururka Jaamacadda Carabta (LAS), Norway, Ruushka, Spain, Iswiidhan, Iswisarland, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Maraykanka, iyo Qaramada Midoobay.

PUNTLAND POST

Source_link

READ ALSO

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

Tags: BeeshaCaalamkadhawaaqaydhaweeyaygogoshaMadaxweyneMaxamuudPostPuntlandSaaxiibadaSheekhsooSoomaaliyawadahadalXasan

Related Posts

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish

March 12, 2026
SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
Latest News

SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company

March 12, 2026
Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
Latest News

Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York

March 12, 2026
Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle
Latest News

Israel plans to open new entrance in Somaliland in opposition to Houthis amid Iran struggle

March 12, 2026
Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict
Latest News

Trump touts reducing drug costs, defends financial fallout from Iran conflict

March 12, 2026
President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates
Latest News

President Trump visits Better Cincinnati: dwell updates

March 11, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Puntland oo kulan nabadayn ah u qabatay beelo ku dagaalamay Mudug – Puntland Publish
  • SNA Commander Brigadier Common Ibrahim Mohamed Mohamud Briefs Particular Forces Forward of Abroad Deployment – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia minister urges better help for ladies at UN assembly in New York
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.