• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidammada iyo hay’adaha amniga ayaa ku ammaanan xil-kasnimmada ay ku dhamaatay arrintii Gen. Sheegow – Puntland Put up

admin by admin
April 14, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Waxay ahayd dhaqan aan Soomaaliya looga baran intii muddo ahayd, waliba aan laga fileyn nidaamka uu hoggaamiyo Xasan Shiikh Maxamuud in dad shacab ah ay xoog kula baxaan meydka maxbuus xukuman oo dowladdu ay dooneyso inay iyada xabaasho!… Waxaa shaki la’aan ah in aaska dowladdu uusan noqdeen mid innaba ha yaraatee wax tix gelin ah lagu siinayo in la maamuuso habka bathroom aasayo Common Sheegow Axmed Cali, waxaase bathroom qaadan karaa in danta ugu weyn dowladdu ahayd sida xeerka u dhigan qofka maxbuuska ah haddii uu xabsiga ku dhinto isagoo aysan muddadii xarigiisa u dhammaan inay gacmaha iyo lugahaba laga katiinnadeeyo oo sidaas xabaasha lagu dhigo ka dibna halkaas looga soo furo! Waa suuro gal in xil-dhibaannada deegaankiisa ay wadeen dadaalo ay ku doonayaan in bathroom sameeyo aasitaan lagu maamuusayo darajadiisa ciidan oo ay la ahayd in dowladda aan runta looga baran ay dooneyso in Generalka bathroom maamuusay sida saraakiisha ay isku darajada yihiin!…

Waa soddon iyo shan sano ka dib, weli waxay dad badan is weyddiinayaan; sida ay ku suuro gashay, in Alle ha u naxariistee Common Sheegow Axmed Cali meydkiisa ay taageerayaashiisa si qasab ah ugala baxaan isbitaalkii uu ku dhintay ee Digfeer?!… oo sidee bay u dhacday?! In kasta oo ay soo bareereen taageerayaasha Gen. Sheegow oo ay khatar la hubo u soo bannaan baxeen iyagoo qoryo fud-fudud oo aan badneyn ku hubaysan haddana sida ay wax u dhaceen waxaa lagu ammaani karaa dad-weynaha iyo hay’adaha ammaanka qaabilsan. Taageerayaasha ayaa markii ay meydka soo qaateenba toos ula soo aaday gigada diyaaradaha Aadan Cadde si ay ugu qaadaan isla markaasna ugu aasaan gobolka uu ka soo jeeday Generalka ee Shabeelaha DHexe. Waxaana arrin xusid mudan ah in taageerayaasha iyo guud ahaan shacabka faraha badan ee ku nool magaallada Muqdisho aysan soo gaarin khasaarihii laga cabsanayay. Wuxuu iska hor imaad aan weyneyn ka dhacay KM4, halkaasoo ciidamo uu soo amray taliyaha NISA Cabdullaahi Sanbalooshe ay isku dayeen inay ku hor joogsadaan dadkii yaacayay ee garbaha ku watay meydka… Waxaa iyadana arrin wanaagsan ahayd in shacabka intiisa badan ay muujiyeen isku duubni dareen mideysan oo shacabnimo, kaasoo ay iyagoo mid ah uga hor tageen dhacdo sida la sheegay gabood fal lagula kacay sarkaal ka tirasanaa ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Marka ay timaado muranka la xiriira darajada ciidan ee uu Sheegow Axmed Cali xirnaa, waxay wararka tilmaamayaan in darajadaas ay ahayd mid sax ah oo rasmi ahaan uu Xasan Shiikh Maxamuud u dalacsiiyay Sareeye Guud ama Common, waxaana jira dad goob joogayaal ahaa oo ka qayb galay xaflad loogu sameeyay Common Sheegow magaallada Jowhar markii darajadaas la siiyay, mana jirto ilaa iyo hadda struggle rasmi ahaan ka soo baxay wasaaradda Gaashaandhigga oo si sugan loogu beeniyay darajada iyo arrimaha la xiriira askarinimmada Common Sheegow Axmed Cali oo aan ka ahayn dooddii Xeer Ilaalinta maxkamaddii xiratay Sheegow Axmed Cali, oo iyadu marna ku sheegtay inuusan weligiis askari noqon oo uu beeraleey ahaa, oo generaalnimmada ay ahayd naaneys uu isagu sameystay, haddana ku sheegtay inuu ahaa sarkaal laba xiddigle ah, ugu dambeyntiina, geeridiisii ka dib waraaq ay soo saartay maxkamadda ciidmmada qalabka sida ayeey ku sheegtay inuu Dhamme (Captain).

Waxaa iyadana warar kala duwan ka soo baxeen qaabka dhimashada Common Sheegow Axmed Cali, dhammaan wararkaas waxay wada tilmaamayaan inaysan dowladda xil iska saarin xanuunka Sheegow oo sida la sheegay muddo laba bil ah ku dhex xanuunsanaa xabsiga uu ku jiray, iyadoo dhinaca jalana dadka ehelladiis ah iyo taageerayaashiisa si aan kala har lahayn ay u rumeysanyihiin in Sheegow si ula kac ah bathroom dilay ee uusan bas u dhimman, waxayna ku eedeynayaan inuu dilku ahaa mid qorsheysan oo uu ka dambeeyay Xasan Shiikh Maxamuud, inkastoo aysan jirin wax caddeyn ah oo ay ku xaqiijinayaan arrintaas, haddana waxay sababta u weyn ku sheegeen in muddo labo bilood iyo dheeri oo laga soo deyrinayay caafimaadkiisa aan dhaqtarka la geyn oo ay muddo dheer qaadatay in dhaqtarka la keeno, iyo inay iyaga ay muddadaas dowladda weyddiisanayeen inay dhaqtar geystaan oo bathroom diiday, waliba xil-dhibaannada ka soo jeeda gobolkiisa iyo ehelladiisaba ay la xiriireen Xasan Shiikh Maxamuud iyagoo si shakhsi ka codsanaya in bathroom oggolaado inay soo daweystaan, hasa yeeshee uu mar kasta Xasan Shiikh Maxamuud ku adkeysanayay inay dowladdu daaweyneyso.

Dhinaca kale, tallaabadii ay qaadeen taageerayaasha Common Sheegow Axmed Cali, Khamiistii, April 10, 2025, runtii waxay ahayd mid baal maarsan xeerarka dalka, iyo guud ahaan dhaqanka dowladnimmada, hasa ahaatee waxaa eedda dhacdadaas khatarta ku ahayd nolosha dad-weynaha iyo guud ahaan ammaanka magaallada Muqdisho qaadanaya oo mas’uuliyaddeeda dushiisa noqoneysaa nidaamka Xasan Shiikh Maxamuud, kaasoo aan looga baran inuu ku dhaqmo xeerarka iyo shuruucda dalka u taal, inuu run u sheego dad-weynaha, iyo innaba ha yaraatee inuu fuliyo ballan uu qaaday, waxaana mararka qaarkood bathroom qaadan karaa in Xasan Siikh Maxamuud ereyga siyaasad ugu macneysanyahay; inuu wax khayaano, inuu been sheego, iyo inuu ballan uu qaaday uu ka baxo! Waliba sifahaas ma aha mid ay adagtahay in laga dhex helo dhaqankiisa siyaasadeed ee maalinlaha ah!… marka dhacdadaas iyo kuwo la mid ah inay dhici karaan ma ahayn lama filaan, waana fikirka ay ku salaysantahay aragtida gaaban ee nidaamka siyaasadeed ee Bathroom Joojin Maayo!

Waxaa iyadana jirta in tuhun badan iyo shaki uu ku gadaamanyahay sida uu Xasan Shiikh Maxamuud ku galay dagaalka is bowdyo qaawinta beenta ah ee isagoo ul ka dheer wata naadinayay inuu la dagaalayo Al-SHabaab, dagaalkaas oo ay ku dhinteen ciidamo lagu sheegay guutooyin iyo horimo dhallin-yaradii xoogga dalka Soomaaliyeed ka mid ahaa. Qaar ka mid ah saraakiisha ciidammada Soomaaliyeed oo aan kala sheekeysaday sida wax u dhaceen ayaa ku tilmaamay dagaalka Al-SHabaab ee uu Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay inuu ahaa mid uu dalka ku khayaanay, oo danta uu ka lahaa ay ahayd labo arrimood: A) Inuu baabi’iyo ciidanka iyo ciidammada, heer federaal ee uusan isaga maamulkiisa qorin, wuxuuna arrintaas ku guuleystay qiyaas ahaan 85% oo ciidammadii qalabka siday ee xilligii Farmaajo la qoray waxa ka jooga hal xero ma buuxin karaan, badankoodna waxay ku dhinteen dagaalo aan la qorsheyn oo uu geliyay Xasan Shiikh Maxamuud, intoodii soo hartayna waxay u baxsadeen meelihii ay is lahaayeen waad ku badbaadi kartaa… Ololaha noocaas ah weli ma dhammaan. B) Si uu ciidammada Maamul-Goboleeddada u naafeeyo ama uu u baabi’iyo, una hor joogsado xuquuqda ciidan ee ay leeyihiin, sida in la hubeeyo iyo in la taba baro, wuxuuna taas ku bedelay inuu hubeeyo ciidammo Macawisleey ah, isagoo ujeeddadiisa tahay in maamullada ka tirsan federal-ka aysan yeelan ciidamo, isla markaasna maamuladii weydiistay inuu ciidammada u qalabeeyo wuu ka diiday, wuxuuna isku dayay inuu isagu u keeno ciidamo federal ah, taasina waxay abuurtay kala shakin iyo in ciidammada federal-ka ay noqdaan kuwo ay shaqadooda ku egtahay Xamar! Waxaa kaloo ay taas fursad hor leh siisay in dalalka shisheeyaha ah ay xiriiro ciidan oo u gaar ah iyaga la sameystaan, sida ; Itoobiya iyo Midowga Immaaradaha Carabta.

Tallaabadii ay Khamiistii April 10, 2025, qaadeen taageerayaasha Gen. SHeegow ma ahayn mid qaynuun ahaan iyo sumcad ahaan wax ku soo kordhineya nidaamka dowladnimo, habka ay wax u dhaceenna waxaa la oran karaa wuxuu ahaa hab uu weli socdo dagaalkii lagu qaaday gurigii laga soo qabtay Common Sheegow, iyo askartiisii, waxaana muuqatay inay u soo bareereen dagaal inay galaan, waxay si aysan shaki ka qabin u fahamsanaayeen in nidaamka Xasan Shiikh Maxamuud uusan wax ixtiraam ah u hayn dadka iyo haybadda dowladnimo ee dalka, sida ay wax u dhaceenna ma ahayn si ay filayeen! Generaal Sheegow Axmed Cali, keligiis ma aha ama ciidammada Soomaaliyeed ee lagu eedeeyay Xasan Shiikh Maxmuud inuu dilay ama shirqool uu u sameeyay sababtiisa ay u dhinteen, waxaana marar badan Xasan Shiikh Maxamuud lagu eedeeyay inuu mas’uul ka ahaa ama shirqoolay guutooyin ciidamo ah iyo saraakiil lagu jebiyay furimaha hore ee dagaallada lagula jiro Al-SHabaab, waxaana marar badan la sheegay in guutooyin dhan oo ciidamo Soomaaliyeed ah oo taba baro ku soo qaatay dalal kala duwan ay xeryihii ay ku jireen cidleeyeen markii lagu gaajeysiiyay ama siyaabo kale bathroom dibindaabyeeyay…

Marka la fiiriyo natiijada ka dhalatay in meydka Common Sheegow ay taageerayaashiisa la baxeen waxay muujineysaa in ciidmmada iyo hay’adaha ammaanka ay hadda u egtahay inay fahmayaan dowladnimmada la sheegayo inay tahay dhowritaanka dadka shacabka ah! Waxaa kale oo ay caddeyn u tahay in shacabka Soomaaliyeed ay garowsadeen waajibkooda ah inay garab istaagaan muwaadhinka sheeganaya xuquuq laga duudsiyay, ama gabood fal bathroom geysto, isla markaasna dulmiga bathroom geysto shakhsi ka mid ah dad-weynaha uu yahay mid bathroom geystay dhammaan shacabka. Waxaana cajiib ah in dhacdadaas ay dowladdu aad hoos ugu dhigtay haddii ay ahayd khataraha ka dhallan karay xagga amaanka isla markaasna ay qaadatay ama dooratay qaab wanaagsan oo yareeyay khasaaraha… Generaal Sheegow Axmed Cali, ayaa ugu dambeyntii Jamcihii lagu aasay tuulada Baqdaad, ee hoos tagta magaallada Jowhar oo ahvmeeshii uu ku dhashay.

Ciidanka Soomaaliyeed oo ah kuwa oggolaaday inay naftooda u huraan jiritaanka ummadnimo, iyo dowladnimo ee shacabka Soomaaliyeed, waxay haystaan taageerrada dad-weynaha, waxaana hubaal ah in cadow faro badan oo gudaha iyo dibaddaba ah ay ka quusteen inay u soo bareeraan ama ku xad gudbaan Soomaaliya, waxayna mudanyihiin saraakiishooda, saraakiil xigeenadooda, iyo dableydaba inay helaan xuquuqda iyo sharafta ay dadka iyo dalka ugu qiimeysanyihiin, oo ah jiritaanka ummadda iyo dowladda, waxaana waajib ku ah shacabka Soomaaliyeed inay garab istaagaan, isla markaasna ay ka dhiidhiyaan oo aysan fududeysan waxyaabaha agagaarkooda ka dhacaya ee wax u dhimaya mudnaanta ciidammada xoogga dalka… Sharafta iyo mudnaanta la siiyo ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed waxay u taagantahay Qaranimo iyo Soomaalinimmada cadowgu duullaanka ku yahay.

Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan





Source_link

READ ALSO

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

Tags: ammaananAmnigaarrintiiayaaCiidammadadhamaatayGenHayadahaiyoPostPuntlandSheegowxilkasnimmada

Related Posts

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025
Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport
Latest News

Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.