• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaafiic khasaaro geystay oo lagu garaacay Muqdisho

admin by admin
April 19, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay qeybo ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho.

 

Madaafiicdan qaarkood ayaa ku hoobtay Degmada Xamar Jajab, gaar ahaan guryo ka sameysan cooshad oo ku yaalla Buundada Ansalooti, halkaasi oo ay wax ku noqdeen carruur u socotay Dugsi Quraan.

Ugu yaraan hal gabar oo da’deeda lagu sheegay 12 jir ayaa ku dhimatay, halka wiil isna 11 jir ah uu dhaawac soo gaaray kadib markii uu hoobiye ku habsaday.

Aabbaha qoyska dhibka soo gaaray ayaa sheegay in dhaawaca wiilkiisa uu ula cararay Isbitaalka Yardemeli si loola tacaalo xaaladiisa caafimaad.

Wuxuu sheegay in uu waayay cid u soo gurmato, taasi oo keentay in gabadhiisa u geeriyooto dhiig bax, isagoona ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay garab istaag u muujiyaan maadaama uu yahay aabbe dan’yar.

Sidoo kale hoobiyeyaal kale ayaa ku hoobtay Degmooyinka Waabari iyo Shangaani, kuwaasi iyana sida la sheegay ka dhashay khasaaro kala duwan, inkastoo aan la ogeyn tirada saxda ah ee dadkii ku waxyeeloobay.

Xiriiro kala duwan oo aan la sameeyay Saraakiisah Amniga nooma suuro-gelin in aan qadka ku haleelno si aan wax badan uga oggaano khasaaraha dhibta ee ka dhashay weerarkan bathroom adeegsaday madaafiicda.

Illaa hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyadda duqeyntan, balse weerarada nuucan ayaa inta badan bathroom aaneeyaa Kooxda Al Shabaab.



Source_link

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

Tags: garaacaygeystaykhasaarolaguMadaafiicMuqdisho

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.