• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 17, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Wargeyska The Economist oo Puntland Ku Tilmaamay “Jamhuuriyad Ka Go’day Soomaaliya” – Puntland Submit

admin by admin
April 19, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warbixinta lagu soo qoray wargeyska The Economist waxay abuuri kartaa cadaadis siyaasadeed oo saameeya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo xiriirka maamulkiisu la leeyahay Imaaradka uusan caddeyn.

Garoowe (Wararka PP) — Wargeyska The Economist, oo ah toddobaadle ka soo baxa London, ayaa Puntland ku tilmaamay goosasho-doon. Warbixin cinwaankeedu yahay “Imaaraadku wuxuu dalkiisa ku boorriyaa midnimo, dalalka dibeddana kala qeybsanaan” ayuu wargeysku ku xusay in Boosaaso ka mid tahay meelaha uu Imaaraadku ka samaystay saldhigyo ciidan.

“Imaaraadku wuxuu caawinayaa Golaha Ku Meelgaarka ee Koonfurta Yemen oo goosasho-doon ah. Wuxuu kale oo xiriir la samaystay Somaliland iyo Puntland oo ah jamhuuriyado ka go’ay Soomaaliya” ayuu wargeysku qoray.

Khariidadda wargeyska The Economist u isticmaalay warka waxay muujinaysaa in dhulka maamulka SSCK si gaar ah lavatory midabeeyay taas oo muujinaysa in labada maamul midna uusan siyaasad ahaan ka talinin dhulkaas.

Maamulka Puntland weli kama jawaabin warkan lagu soo qoray wargeyska The Economist oo noqon kara warfare cadaadis siyaasadeed u keeni kara Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo xiriirka maamulkiisu la leeyahay Imaaradka uusan caddeyn.

Khariidadda wargeyska The Economist u isticmaalay warka ayaa muujinaysa in dhulka maamulka SSCK si gaar ah lavatory midabeeyay si lavatory muujiyo in labada maamul midna uusan siyaasad ahaan ka talinin dhulkaas.

© Puntland Submit, 2025

READ ALSO

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

Source_link

Tags: EconomistGodayJamhuuriyadPostPuntlandSoomaaliyatilmaamayWargeyska

Related Posts

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
Latest News

Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3

March 16, 2026
Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
Latest News

Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish

March 16, 2026
Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company

March 16, 2026
Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote
Latest News

Web outage hits Congo-Brazzaville throughout presidential vote

March 16, 2026
Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence
Latest News

Rift between Somalia’s president and Southwest state chief erupts into violence

March 16, 2026
Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday
Latest News

Snow, wind sweep US; storms and tornadoes attainable later Sunday

March 16, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Pope Leo XIV to obtain Liberty Medal from Rome July 3
  • Laftagareen oo xayiraad saaray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta Federaalka ee ku sugan Baydhabo – Puntland Publish
  • Somali Nationwide Military Troopers Donate Wheelchair to Younger Lady With Particular Wants – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.