• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, May 21, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo shaki ka muujiyay Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland – Puntland Submit

admin by admin
April 20, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Maxamuud Shiddo oo wareysi bixinaya

Siyaasi Maxamuud Shiddo oo wareysi bixiyay ayaa calaamad su’aal saaray caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo ay mar saaxiibow dhaw ahaayeen, balse haatan ay siyaasadda ku kala irdhoobeen.

Maxamuud Shiddo oo ku tilmaaman siyaasigii kursiga madaxweynnimo saaray Siciid Deni doorashadiisii kowaad ee sannadkii 2019 ayaa jawaab ka bixiyay su’aal ku saabsanayd saamayntii shakhsiyeed ee isagu ku lahaa talada iyo go’aan-qaadashada madaxweyne Deni ee mudda xileedkiisi hore.

Siyaasi Shiddo oo ka falcelinayay hadal uu horay ujeediyay madaxweynaha Puntland oo ahaa in mudda xileedkiisi hore uu rag siyaasiyiin ah qol ugu xirnaa, islamarkaana wixii ay u sheegaan uu ku go’aan qaadan jiray ayaa hadalkaasi ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah shaki gelinaya caafimaadka maskaxeed ee Siciid Deni.

“Madaxweyne Deni in uu yiraahdo qol baan ku xirnaan jiray, oo dad baa ii talin jiray, waa wax isaga shakhsiyaddiisa ku tiran oo fool-xumo ku ah in uu umadda u sheego, waxayna shaki gelinaysa miyirqabkiisa, waayo? Isagaa Puntland bathroom doortay oo bathroom dhaariyay” ayuu yiri Maxamuud Shiddo.

Mudane Shiddo oo qeexaya dabeecadaha uu ku bartay madaxweyne Deni ayaa sidoo kale ku tilmaamay in aan wax dulqaad ah lahayn, oo aan aqbali karin dhaliilaha bathroom jeediyo, islamarkaana kaga jawaaba xarig iyo weerar, si uu isaga aamusiyo ciddii ka ra’yi duwan.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company





Source_link

Tags: CaafimaadkaMadaxweynahamaskaxeedMaxamuudmuujiyayPostPuntlandshakiShiddoSiyaasi

Related Posts

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
Latest News

Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up

May 21, 2025
Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company

May 21, 2025
SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO
Latest News

SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO

May 21, 2025
Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 
Latest News

Somalia’s Puntland, Jubaland leaders to satisfy in Nairobi for alliance talks amid tensions with Mogadishu 

May 21, 2025
How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses
Latest News

How NKY well being companies reply following current deaths from suspected overdoses

May 20, 2025
Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County
Latest News

Medical helicopter known as to scene of crash in Brown County

May 20, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Gaalkacyo waxaa qasaya Rag weligood soo raaci jiray Cadowga Puntland – Puntland Put up
  • Somalia Participates in Islamic Improvement Financial institution Annual Assembly to Advance Financial Partnerships – Somali Nationwide Information Company
  • SoDMA oo Wasiir Fiqi uga Warbixisay Halista Fatahaadaha +SAWIRRO
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.