• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 12, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Ciidamada Puntland oo badda ku soo qabtay doon siday dumar iyo Carruur looga shakisan yahay qoysaskii kooxda Daacish – Puntland Put up

admin by admin
April 23, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya, Yemen iyo Soomaaliya, kuwaasi oo ka baxayay xeebaha Puntland.

Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaciyay in doontaasi laga soo qabtay biyaha degaanka Bacaad ee gobolka Bari, islamarkaana uu baaritaan ku socdo doonta iyo dadkii ay sidda oo ajaanib iyo Soomaaliya oo ay ku jiraan carruur yar yar.

“Boosaaso waxa baaritaan ku socda doon iyo dadkii ay waday oo Ciidanku kaso qabteen iyagoo Shidaalku ka go’ay aaga biyaha -deegaanka Bacaad ee Gobolka Bari, dadka saarna waa Soomaali iyo Ajaanib , waxaa ku jira caruur yaryar” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan ciidamada difaaca Puntland.

Warar dheeraad ah ayaa sidoo kale sheegaya in dadka doontaasi wadday looga shakisan yahay qoysaskii argagixisada ISIS ee ciidamada Puntland ku jebiyeen buuraha Calmiskaad, kaddib markii ay maalmahan soo baxayeen warar ku saabsan in kooxdaasi jabtay maxastooda ula baxsanayaan dalka Yemen.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas





Source_link

Tags: baddaCarruurCiidamadaDaacishdoondumariyokooxdaloogaPostPuntlandqabtayqoysaskiishakisansidaysooyahay

Related Posts

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
Latest News

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

July 12, 2025
Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
Latest News

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas

July 12, 2025
Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
Latest News

Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati

July 12, 2025
Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up

July 12, 2025
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company

July 11, 2025
Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
Latest News

Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod

July 11, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
  • Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
  • Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.