• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, February 14, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Golaha Wasiirrada oo bogaadiyay guulaha Ciidanka Xoogga

admin by admin
April 24, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay guulaha ciidanka qalabka sida iyo kuwa deegaanka oo toddobaadkan guulo taariikhi ah ka soo hooyay furimaha dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta.

Shirka Golaha oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan xaaladda guud ee amniga iyo guulaha laga gaaray furimaha dagaalka.

Waxaa sidoo kale kulanka la horkeenay dadaalka ay waddaan guddiga taakuleynta dagaalka lagula jiro Kooxaha sida Al Shabaab iyo Daacish.

Dhinaca kale Golaha ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka wax ka beddelka Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda oo qeexaya dib-u habeynta nidaamka shaqo iyo ilaalinta xuquuqda Shaqaalaha Rayidka ah ee dowladda, isaga oo la jaanqaadaya Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP 2025-2029).

READ ALSO

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

Earlier articleTaliska CXD oo sheegay in ay jebiyeen Al Shabaab

Source_link

Tags: bogaadiyayciidankaGolahaguulahaWasiirradaxoogga

Related Posts

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
Latest News

Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security

February 14, 2026
Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
Latest News

Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items

February 14, 2026
Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
Latest News

Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal

February 13, 2026
Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish
Latest News

Muxuu yahay ujeedka safarka Xasan Sheekh ku tagay Itoobiya? – Puntland Publish

February 13, 2026
International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council
Latest News

International Minister Abdisalam Ali Chairs Excessive-Stage A3 Ministerial Assembly to Strengthen Africa’s Voice on the UN Safety Council

February 13, 2026
Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed
Latest News

Somali PM meets former premier as dialogue efforts proceed

February 13, 2026

POPULAR NEWS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025
2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

2–4+ inches of snow falls in a single day, morning commute impacted

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Mother and father of Parkland victims mark anniversary, proceed struggle for varsity security
  • Peanut Butter Recall In 40 States Over Plastic Items
  • Financing a Transit Revolution within the Horn – The Somalia Investor Journal
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.