• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, March 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo go’aano culus ka soo saartay dardar gelinta dagaalka argagixisada Daacish – Puntland Submit

admin by admin
April 24, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa shir-Guddoomiyey Shirka dardargelinta dhameystirka hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee (Hillaac) oo wejigii saddexaad marayo meel gebogebo ah.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Saraakiisha Amniga iyo heerarka kala duwan ee masuuliyiinta Dowladda ee ka shaqeynaya hawlgalka, ayaa Madaxweynuhu warbixin uga dhegaystay masuuliyiinta, wuxuuna boggaadiyay shaqada la qabtay iyo qorsheyaasha lagu dhameystirayo hawlgalka.

Go’aamada kasoo baxay Shirka :

1. Waxaa la faray Laamaha Amniga in tallaabo adag laga  qaado  Hubka sharci darada ah, Gaadiidka lagu keeno iyo cidkastoo ku lug leh.

2. Waxaa markale lagu celiyay mamnuucida Ajaanibta Sharci darada kusoo gelaysa Puntland iyo qulqulka tahriibta, masuuliyiinta heer degmo, Gobol iyo saraakiisha Amniga waxaa la farayaa in ay ka hawlgalaan qululka tahriibta .

3. Illaa Amar danbe waxaa Gaadiidka  Badda (Saxiimadaha/ Doonyo) ee rakaabka iyo xamuulka laga mamnuucay xeebaha deegaannada hawlgalku ka socdo, wixii xaalad gaar ah waxay ku safrayaan ogolaansho.

4. Waxaa  la joojiyay in wax Raashin iyo sahay ah oo aan ogolaansho haysan, ama la aqoon meesha ay u socoto, u gudbaan deegaannada hawlgalku ka socdo.

Kulanka waxaa lagu boggaadiyay shacabweynaha Puntland, dalka iyo dibaddaba sida ay garab istaaga ugu muujiyeen Ciidankeenna geesiyaasha ah ee hawlgalka kujira, waxaana lagu booriyey in ay halkaasi kasii wadaan garab istaaga Hawlgalka.

PUNTLAND POST

Source_link

READ ALSO

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

Tags: ArgagixisadaculusDaacishdagaalkadardargelintagoaanoPostPuntlandsaartaysoo

Related Posts

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
Latest News

Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention

March 10, 2026
What to learn about tax refunds and how one can profit from them
Latest News

What to learn about tax refunds and how one can profit from them

March 9, 2026
 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
Latest News

 BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit

March 9, 2026
Somali Immigration and Citizenship Company Donates ,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Somali Immigration and Citizenship Company Donates $14,400 to Youth for Drought Reduction – Somali Nationwide Information Company

March 9, 2026
Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day
Latest News

Somali President Praises Ladies’s Function on Worldwide Ladies’s Day

March 9, 2026
Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections
Latest News

Somalia’s president indicators new structure regardless of opposition objections

March 9, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Well-known highschool mariachi gamers reunited with household after ICE detention
  • What to learn about tax refunds and how one can profit from them
  •  BBC Probe Finds AI-Generated Photos in Somalia Constitutional Vote Row – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.