• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 19, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Sh.Hoose

admin by admin
April 25, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Ugu yaraan labo ruux oo carruur ahaa ayaa ku dhintay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada sida gaarka ah u tabbaran ee Danab iyo xubin sare ka tirsan Al Shabaab, sida ay dadka degaanka u sheegeen Idaacadda Shabelle.

Dagaalkan oo ka qarxay Degaanka Buladul-Amiin ee Gobolka Sh.Hoose ayaa yimid kadib markii Ciidanka Danab ay u doonteen hooy uu degan yahay shaqsi lagu magacaabo Maxamed Abuukar, kaasi oo sida la sheegay ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Maxamed Abuukar uu rasaas ku furay Ciidanka, islamarkaana uu goobtay baxsaday balse uu dhaawac soo gaaray gabar uu isagu dhalay halka laba carruur uu awoowe u ahaana ay dhinteen.

Ciidanka howlgalka fuliyay ayaa sida la sheegay ka soo daatay diyaarad nuuqa qumaatiga u kacda oo ka soo duushay Degaanka Balidoogle ee Gobolka Sh.Hoose oo qiyaas ahaan 90 km dhanka waqooyi galbeed uga beegan Magaalada Muqdisho.

Ilaa hadda lama ogga khasaaraha dhabta ee Ciidanka Danab ka soo gaaray iska-horimaadkii xalay iyo xogta shaqsiga la doonayay in lagu bartilmaameedsado howlgalkan ka dhacay Degaanka Baladul-Amiin ee Gobolka Sh.Hoose.

Si-kastaba, Ciidanka Danab oo si gaar ah uu u tabbabaro Mareykanka ayaa inta badan fuliya howlgallada lagu beegsado saraakiisha ugu sareysa Kooxda Al Shabaab maadaama Kooxdan ay dagaal adag kula jirto Dowladda Federaalka Soomaaliya.



Source_link

READ ALSO

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

Related Posts

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company

July 19, 2025
Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
Latest News

Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa

July 19, 2025
Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
Latest News

Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 

July 19, 2025
Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits
Latest News

Individuals feeling barely higher about economic system, new survey exhibits

July 19, 2025
Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner
Latest News

Former congressman Billy Lengthy sworn in as IRS commissioner

July 19, 2025
Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish
Latest News

Puntland oo ka hortimid Shir weyne la sheegay in lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo – Puntland Publish

July 18, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

24-year-old man useless after veering off highway, hitting tree in Butler Co.

November 27, 2024
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Over 575 Cellphone Traces, Dozens of Financial institution and Enterprise Accounts Shut Down – Somali Nationwide Information Company
  • Somalia–Ethiopia Joint Fee Mid-Time period Evaluation Begins in Addis Ababa
  • Puntland intercepts Turkish cargo ship allegedly carrying superior weapons for Somalia’s govt 
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.