• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, April 18, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Nin u dhashay dalka Morocco oo Puntland ka codsaday in la raadiyaan wiilkiisi oo ku biiray Daacish – Puntland Publish

admin by admin
April 25, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Nin u dhashay dalka Morocco oo lagu magacaabo Khalid Abu Ciza ayaa la soo xiriiray Ciidanka Booliska Puntland, isagoo raadinaya wiilkiisa oo la waayey kadib safar uu ugu baxay dalka Itoobiya.

Sida uu sheegay Aabbaha, wiilkiisu wuxuu si lama filaan ah uga baxay dalka Morocco isagoo aan waalidkiis ogeysiis siin, wuxuuna ugu dambeyntii la hadlay isagoo ku sugan dalka Itoobiya 13-kii Sebtember 2024, waxaa sidaasi shaaciyay Taliska ciidanka Booliska Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray.

“Muuqaal uu wiilku u soo diray waalidkiis xilligaas ayaa muujinaya in uu ku sugnaa meel u muuqata resort, hase yeeshee xaaladda ka dambeysa safarkiisa iyo wixii dhacay tan iyo intii uu ka tagay Itoobiya weli lama caddeyn” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka Booliska Puntland oo xiganaya muuqaal uu soo duubay Khalid Abu Ciza.

Aabbaha wiilka, Khalid Abu Ciza, ayaa u sheegay Booliska in wiilkiisu uu u sheegay in uu ka baxay Morocco 28-dii Luulyo 2024 isagoo aan waalidkiis oggolaansho ka heysan, isla markaana uu ku biiray kooxda argagixisada ee Daacish oo ka dagaalamaysa Buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Waxaa sidoo kale laga qaaday dhammaan dukumiintiyadii uu watay.

“Ciidanka Booliska Puntland waxay baaritaan rasmi ah ku wadaan arrintan, waxayna bulshada ka codsanayaan in ay gacan ka geystaan helitaanka xog kasta oo horseedi karta in la helo halka uu wiilkaasi ku sugan yahay” ayuu sii raaciyay warsaxaafadeedka Booliska Puntland.

PUNTLAND POST

READ ALSO

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

Source_link

Tags: biiraycodsadayDaacishdalkadhashayMorocconinPostPuntlandraadiyaanwiilkiisi

Related Posts

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
Latest News

‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle

April 18, 2026
Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
Latest News

Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop

April 18, 2026
Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
Latest News

Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit

April 18, 2026
NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company
Latest News

NIEC Expands Democratic Infrastructure with Voter Registration Launch in Hobyo – Somali Nationwide Information Company

April 18, 2026
Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly
Latest News

Somalia Finance Minister Urges Income Reforms at World Financial institution Assembly

April 18, 2026
Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’
Latest News

Somali senator labels Turkey ‘sources pirate’, says public won’t overlook ‘deception’

April 17, 2026

POPULAR NEWS

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025
Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

Wargeyska The Occasions oo wax ka qoray dagaalka Puntland kula jirto Daacish  – Puntland Put up

December 2, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • ‘Not in my curiosity’ to interact Trump over Iran struggle
  • Monitoring showers and storms throughout Cincinnati earlier than temperature drop
  • Waan is difaacaynaa, haddii Federaalku isku dayo in uu doorasho ka qabto Gedo – Puntland Submit
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.