• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Tuesday, June 9, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweyne Deni Ayaa Shir Wadatashi Heer Puntland Abaabuli Waayay     – Puntland Put up

admin by admin
April 27, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Maxamuud Shiddo wuxuu ugu baaqay Madaxweyne Deni inuu ka noqdo isbeddelkii uu ku sameeyay dastuurka Puntland.

Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan bixiyay waraysi dhowr qeybood ka kooban. Wuxuu u soo jeediyay madaxwenaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, inuu ka noqdo isbeddelkii lagu sameeyay dastuurka Puntland iyo in doorashooyinkii dowladaha hoose bathroom arko kuwo aan sal u noqon karin inay Puntland yeelato xisbiyo siyaasadeed. Wuxuu kale oo ku eedeeyay Deni in uu kala qeybiyay dadka Puntland. Manner jirtaa in Deni qiri waayay in codbixiyayaasha Nugaal diyaar u ahaayeen inay codeeyaan. Garoowe waxay qarka u saarnayd colaad inay ka dhacdo ka hor inta aysan odayaasha SSCK soo jeedinin in habkii 66 ee doorashada lagu noqdo Diseembar 2023kii.

Puntland ma laha seddex waxyaabbood oo fududeeya in siyaasiyiinta la kala saaro marka ay siyaasadda isku qabtaan: maxkamad dustuuri oo madaxbannaan, baarlamaan ka madaxbannaan xukuumadda talada haysa iyo hantidhowr leh awoodo uu ku baari karo hay’adaha dowladda Puntland. Seddexdan cilladood waa kuwo sababay in Puntland ku hungowday inay tusaale federaalayn u noqoto maamullada kale ee Soomaaliya. Puntland muddo manner ku afgobaadsanaysay habka federaalka. Dastuurka federaalka waxaa ku jira(y) qodob qoraya(y) in maamul federaaleedyadu u dhaqmi karaan sida dowlad madaxbannaan inta afti bathroom qaadayo dastuurka. Fasiraaddaas waxaa ka hortimid awoodda dowladda federaalka Soomaaliya oo 2012kii noqotay dowlad la aqoonsan yahay oo heshiisyo la geli karta dalalka kale. Doodda Puntland waxay awood lahayd intii dalku ku jiray ku meelgaarka.

Habka dad badan u yaqaannaan ku kaltanka awoodda siyaasadeed ee Puntland ma aha hab sugan: Madaxweyne Cabdiweli Gaas wuxuu kaga badiyay Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole hal cod; Deni wuxuu 2024kii noqday Madaxweyenhii kowaad ee Puntland oo xaqiijiyay in “hagbad aysan jiri jirin”.                               

Caqabadda soo foodsaarta madaxweyne kasta ee Puntland  

Awoodda ku urursan madaxtooyada Puntland waxay isu beddeshaa caqabad  Madaxweynaha xilka haya ka hor istaagta inuu isbeddello ku sameeyo hab siyaasadeedka Puntland. Tusaale, sanadkii 2013kii Madaxweyne Cabdiraaxmaan Faroole wuxuu ku guuldarreystay inuu xisbiyo siyaasadda ku tartama ka hirgeliyo Puntland. Awoodda siyaasaded oo gacanta ugu wada jirtay isaga iyo maamulkiisa oo wax ka beddelay dastuurka si uu hal sano ugu  darsado muddo-xileedkiisa ayaa sabab u ahayd in saamileyda siyaasadda Puntland rumeysan waayaan in Faroole daacad ka yahay awood-daadeejin iyo isla xisaabtan.

Madaxweyne Deni awood xad-dhaaf ah ayuu u adeegsaday inuu la soo baxo xildhibaannada iyo Senetarrada Puntland ee doorashadii 2022kii Soomaaliya.

Madaxweyne Deni, sidoo kale, wuxuu la kulmay caqabaddo siyaasadeed oo la heer ah kuwii fashiliyay qorshayaashii dimuqraaddiyeynta uu Madaxweyne Faroole waday. Intaas waxaa dheer, in Madaxweyne Deni awood xad-dhaaf ah u adeegsaday inuu la soo baxo xildhibaannada iyo Senetarrada Puntland ee doorashadii 2022kii Soomaaliya.

Dhibaatooyin siyaasadeed oo uu Deni dhaxlay baa jira laakiin u baahnaa wadatashi ballaaran. Waxaa ka mid ah: in Puntland ka koobnayd lix gobol laakiin ay la awood tahay Galmudug; ka sad-yar tahay maamulka goosasho-doonka ee Somaliland, oo sanadkii 2013kii ay dowladda federaalku ku taageertay in si gaar ah wax bathroom siiyo (Particular Association), in bathroom oggolaado in maamulku heshiisyada uu la galay dowladda federaalka u fasirto mid uu unhealthy kaga kireyn karo Itoobiya. Wuxuu kale oo Deni dhaxlay sicir-barar baahsan oo ay sababtay lacag soo daabicistii maamulkii Gaas ( 2014-2019). Deni wuxuu isku dayay inuu ciidammo beeleedyada tartamaya meesha ka saaro wadatashi la’aan. Saamilayda siyaasadda Puntland waxay u arkaan ciidammo beeleedyada kuwo xakameeya awoodda xakuumadda Puntland maadaama ay awood siyaasadeed iyo dhaqaale mar kasta gacanta ugu wada jiraan madaxweynaha talada haya. Fashilkii doorashadii qof iyo cod uu Madaxwyne Deni doonayay inuu Puntland ka qabto sanadkii hore waxaa keentay u daymo la’aantiisa awoodda ciidammada beelaha oo  heshiis aysan saamileysa siyaasadda Puntland weli ka gaarin. 

Sanadkii 2021kii Madaxweyne Deni tanaasul ayuu sameeyay kaddib markii ay u suurtoobi waysay inuu ciidanka nabadsuggida Puntland (PSF) hoos keeno xukuumaddiisa. Wuxuu qaatay taladadii odaayashu soo jeediyeen oo ahayd  in maamulku bixiyo wixii khasaare oo dhacay , isla markaasna arrimmaha uu u daayo sidooda. Waa markii labaad uu Madaxweyne Deni u hoggaansamay talada odaaysha waayo Puntland oday beeleedyo ayaa dhisay.

Waxaa jirta in Cahdigii Puntland lagu asaasay uu baaba’ay kaddib markii Sool, Sanaag, Cayn iyo Khaatumo noqotay maamul xubin federaal ah.      

Puntland marnaba ma filaynin in isbeddelada siyaasadeed dhacaya ay keeni doonaan in Puntland kala furfuranto. Wuxuu noqday madaxweyne kaalin weyn ku yeeshay in dhulka Puntland maanta yahay sidoo uu ahaa 1998kii juqraafi ahaan. Ma aha sidii uu haa 2022kii markaas oo goosasho-doonku u jireen Garoowe dhowr iyo labaatan mayl kuna hanjabi jireen inay Garoowe soo weerarayaan. Deni wuu ka faa’iidaysan la’ yahay fursadahan. Shiddo wuxuu ku eedeeyay Deni inuu ku gefay Ra’iisal Wasaare Xamse oo siyaasad ahaan metela Puntland. “Xoghayn ayuu  Deni ku tilmaamay Ra’iisal Wasaare Xamse” ayuu yiri Maxamuud Shiddo.   

Waxyaabo is biirsaday ayaa sababay burburka Cahdiguu Lagu Dhisay Puntland. Waxaa ka mid ah in Puntland hirgelin kari waysay awood-daadejin laakiin ay si aan runsheegis ahayn ugu qareemaysay hirgelinta habka federaalka iyo dhaleeceynta awoodaha ku urursan dowladda federaalka Soomaaliya.

Turxaanbixinta hab siyaasadeedka Puntland waxay u baahan tahay wadatashi iyo run isu sheegis. Saamileyda siyaasadeed ee Puntland waa inay tusaale maamul suubban noqdaan ka hor inta aysan ka hadlin wax ka beddelista hab siyaasadeedka Puntland.  

W.Q. Aadan M. Daawad





Source_link

READ ALSO

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

Tags: AbaabuliayaaDeniheerMadaxweynePostPuntlandshirWaayayWadatashi

Related Posts

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company

June 8, 2026
Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
Latest News

Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area

June 8, 2026
Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
Latest News

Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse

June 8, 2026
Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship
Latest News

Kings Excessive College softball group earns the Division II state championship

June 8, 2026
Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady
Latest News

Suspect faces dozens of expenses in relation to I-75 chase, prior assault in opposition to lady

June 8, 2026
Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe – Puntland Submit

June 8, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

Haddii Muqdisho Aysan U Qalmin Caasimad Ma Jirto Magaalo Kale oo Qalanta – Puntland Publish

February 9, 2025

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Safety Minister meets Chinese language Ambassador, discusses advancing shared priorities – Somali Nationwide Information Company
  • Somali Particular Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Area
  • Somalia’s Hassan Sheikh accepts Farmajo attraction for last talks on election impasse
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.