• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Saturday, July 12, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo sheegtay in ay Garoowe soo galinayso ciidamo hub ka dhigis ku sameeya guud ahaan magaalada – Puntland Submit

admin by admin
May 6, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Dowladda Puntland oo go’aanno ka soo saartay amniga Garoowe ayaa sheegtay in ay ciidamo soo galinayso caasimadda, si ay hub ka dhigis ugu sameeyaan guud ahaan magaalada.

Guddiga amniga gobolka Nugaal oo maanta shir ku yeeshay Garoowe ayaa shaaciyay in ay ciidamo soo galinayaan Garoowe, si bathroom dardar geliyo sugidda ammaanka oo siday sheegeen habacsanaan ka jirto dhawaanahan, kaddib markii todobaadkan laba nin lagu dilay bartamaha magaalada.

Guddoomiyaha gobolka Nugaal G/sare, Cabdiraxmaan Xaaji Abshir Faarax oo warbaahinta la wadaagay go’aannada ka soo baxay dardar gelinta ammaanka Garoowe ayaa sheegay in hawlgalkaasi lagu beegsan doono dhammaan cid kasta oo hub ku dhex sida magaalada, gaar ahaanna kooxaha hubaysan ee ka ganacsada maandooriyaha Khamriga iyo Xashiishka.

“Ciidan baa magaalada aoo gali doona amniga xaqiijinaya oo hubka dhigis ku samaynaya dhammaan cid kasta oo hub ku dhex sidata caasimadda, gaar ahaanna kuwa Khamriga iyo Xashiishka caadaystay ee waayadan danbe dib madaxa u soo qaaday” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir Faarax.

Sidoo kale, wuxuu faahfaahin ka bixiyay dilkii todobaadkan Garoowe ka dhacay, waxaana uu sheegay in baaritaan kaddib si rasmi ah bathroom aqoonsaday gacan-ku-dhiiglayaashii dilka fuliyay, islamarkaana xabsiga la dhigay oo dhawaan sharciga bathroom gudbin doono.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas





Source_link

Tags: ahaanCiidamodhigisgalinaysoGarooweguudhubmagaaladaPostPuntlandsameeyasheegtaysoo

Related Posts

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
Latest News

Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 

July 12, 2025
Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
Latest News

Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas

July 12, 2025
Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
Latest News

Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati

July 12, 2025
Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up
Latest News

Mareykanka oo xalay Raashin iyo Sahay ciidan xagga Cirka uga daadiyay Ciidamada Puntland – Puntland Put up

July 12, 2025
Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Galmudug Leaders and Turkish Ambassador Focus on Bettering Financial Infrastructure – Somali Nationwide Information Company

July 11, 2025
Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod
Latest News

Convention to finish SCC Khaatumo State Set to Open in LasAnod

July 11, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somalia’s authorities prepares to deploy troops to Gedo area amid rising tensions over voter registration 
  • Here is how FEMA funding helps after disasters just like the flooding in Texas
  • Scorching weekend & a storm potential in Cincinnati
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.