• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, June 10, 2026
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Puntland oo xaqiijisay in ay diyaarado dagaal ka soo iibsatay dal aysan magacaabin – Puntland Submit

admin by admin
May 7, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliska ciidamada difaaca Puntland oo aan la xiriirnay ayaa xaqiijiyay wararka ku saabsan in markii u horraysay Puntland soo iibsatay diyaarado qaabilsan fulinta duqeymaha cirka.

Saraakiil sare oo ka tirsan Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayaa xaqiijiyay in dowladdu soo iibsatay diyaarado dagaal oo casri ah, kuwaasi oo qaabilsan fulinta duqeymaha cirka, islamarkaana qeyb ka noqon doona hawlgalka burburinta kooxaha argagixisada ah ee Calmiskaad iyo Calmadow

Saraakiisha ciidamada Puntland, waxay sheegeen in afar diyaaradood oo nooca dagaalka ah dowladdu ka soo iibsatay dal aan la magacaabin, kuwaasi oo laba kamid ah la keenay magaalada Boosaaso, si ay qeyb uga noqdaan dhammaystirka hawlgalka Calmiskaad iyo bilowga hawlgalka xiga ee buuraha Calmadow.

Mareykanka iyo Imaaraatiga Carbeed oo si weyn u garab istaagay dagaalka Puntland ku qaaday kooxaha argagixisada ah ayaan la ogayn doorka ay ku lee yihiin diyaaradaha dagaalka ee Puntland soo iibsatay, oo aan faahfaahin badan laga helin.

PUNTLAND POST

READ ALSO

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

Source_link

Tags: aysanDagaaldaldiyaaradoiibsataymagacaabinPostPuntlandsooxaqiijisay

Related Posts

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
Latest News

Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream

June 10, 2026
Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
Latest News

Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday

June 10, 2026
US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
Latest News

US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter

June 10, 2026
Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit
Latest News

Puntland oo 18 askari u xirty falkii ka dhacay Garoowe – Puntland Submit

June 9, 2026
International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company
Latest News

International Affairs Minister Holds Talks with Pakistani and Rwandan Counterparts – Somali Nationwide Information Company

June 9, 2026
Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments
Latest News

Former Somali minister claims Israel infiltrated Somalia’s establishments

June 9, 2026

POPULAR NEWS

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

Senior Somali Ministers Have interaction with Residents at Daljirka Dahsoon Forward of Independence and Unity Day Celebrations – Somali Nationwide Information Company

June 24, 2025
Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

Gorilla at Cincinnati Zoo who underwent breakthrough medical remedy welcomes first child

September 22, 2025
Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

Somali Authorities Gears Up for Nationwide Day Celebrations

June 19, 2024
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Gorgor – Puntland Put up

September 13, 2023
Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

Somalia’s labour unions rejoice debt aid milestone, signalling a contemporary begin for financial stability and employees’ well-being

December 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Somali referee Omar Artan returns residence to hero’s welcome after U.S. entry denial ends historic FIFA World Cup dream
  • Kentucky gasoline tax break to run out in a lot of the state Thursday
  • US, Iran launch airstrikes after Trump blamed Tehran for downing Military helicopter
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.