• Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Wednesday, July 9, 2025
ohhornnews.com
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop
No Result
View All Result
Morning News
No Result
View All Result
Home Latest News

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyadda ku qaabiley hogaamiyaha SSC-Khaatumo

admin by admin
May 11, 2025
in Latest News
0
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter


Muqdisho, 10 Could 2025 – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, oo booqasho shaqo ku yimid caasimadda Muqdisho.

 

Kulanka labada mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee SSC-Khaatumo, gaar ahaan arrimaha horumarka, nabad-dhisidda, iyo dhismaha hay’adaha dowladnimada ee ka hanaqaaday deegaannada maamulkaas.

Madaxweyne Cabdiqaadir ayaa warbixin ka siiyay Madaxweyne Xasan Sheekh guulaha laga gaaray dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo horumarka deegaanada SSC-Khaatumo, isagoo hoosta ka xariiqay sida ay uga go’an tahay maamulka SSC-Khaatumo inuu kaalin mug leh ka qaato dowlad-dhiska dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha SSC-Khaatumo ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Qaranka casuumaadda uu ugu fidiyay ka qeybgalka Golaha Wadatashiga Qaranka, iyo taageerada joogtada ah ee dowladda federaalka ay siiso SSC-Khaatumo, gaar ahaan dhinacyada horumarinta hay’adaha maamulka iyo ilaalinta midnimada dhuleed ee dalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dhankiisa bogaadiyay dadaallada SSC-Khaatumo ay ugu jirto nabadeynta iyo horumarinta deegaannadeeda, isagoo xusay in dowladdu ay diyaar u tahay in ay sii xoojiso wada-shaqeynta iyo taageerada la siiyo dhammaan maamul-goboleedyada dalka.

Kulankan ayaa imaanaya xilli dowladda federaalka ay dadaal dheeri ah ku bixinayso wadashaqeynta maamul-goboleedyada iyo xoojinta nidaamka federaalka si lavatory gaaro xasillooni waarta iyo horumar qaran.



Source_link

READ ALSO

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

Tags: hogaamiyahaSSCKhaatumoMadaxweynahaooMadaxtooyaddaqaabileySoomaaliya

Related Posts

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
Latest News

Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming

July 8, 2025
Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
Latest News

Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up

July 8, 2025
Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
Latest News

Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company

July 8, 2025
Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response
Latest News

Somalia, UAE focus on Boosting Humanitarian Help and Drought Response

July 8, 2025
Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but
Latest News

Reds ace Hunter Greene will not begin his rehab project but

July 8, 2025
Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport
Latest News

Police reply to report of a capturing exterior DHL facility close to CVG Airport

July 8, 2025

POPULAR NEWS

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

Frank Islam, Influential US Enterprise Chief, Hosts Unique Dinner for Rahul Gandhi

June 2, 2023
Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

Somali Elite Commandos and Jubbaland Forces Thwart Al-Shabaab Landmine Plot, Neutralizing Terrorists – Somali Nationwide Information Company

August 4, 2023
I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

I Was a Refugee. Now I Drive a Truck to Obtain My American Dream.

June 14, 2023
Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

Almost 32,000 are nonetheless working whereas driving via I-71/75

February 16, 2024
10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

10 killed as preventing between disciplined forces intensifies in Somalia

June 14, 2023

About Us

Welcome to Ohhornnews The goal of Ohhornnews is to give you the absolute best news sources for any topic! Our topics are carefully curated and constantly updated as we know the web moves fast so we try to as well.

Categories

  • Business
  • Health
  • Latest News
  • Lifestyle
  • Tech
  • Travel

Recent Posts

  • Online game actors are voting on a brand new contract. Right here’s what it means for AI in gaming
  • Isimada Dhaqanka Sanaag iyo Haylaan oo mowqif cad ka qaatay Maamulka SSC-khaatumo – Puntland Put up
  • Nationwide Emergency Committee Convenes in Mogadishu to Strengthen Catastrophe Preparedness and Response – Somali Nationwide Information Company
  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • Disclaimer
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.

No Result
View All Result
  • Home
  • Latest News
  • Business
  • Health
  • Tech
  • Travel
  • Lifestyle
  • Shop

Copyright © 2023 Ohhornnews.com | All Rights Reserved.